OGEYSIIS SHABAKADAHA WARARKA DHAMAANTOOD WAXAAN OGEYSIINAYAAN IN MAQAAL AAN HORE U QOREY LAGU DHEX DARSADAY QORAAL BEEN AH OO AAN JIRIN,SIDAASI DARAADEED WAXAAN KA DALBANAYAA DHAMAAN SHABAKADAHA WARARKA INAY SOO GALIYAAN OO KALIYA MAQAALADA AAN KU SOO DIR

0
Tuesday June 18, 2013 - 19:31:44 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS SHABAKADAHA WARARKA DHAMAANTOOD WAXAAN OGEYSIINAYAAN IN MAQAAL AAN HORE U QOREY LAGU DHEX DARSADAY QORAAL BEEN AH OO AAN JIRIN,SIDAASI DARAADEED WAXAAN KA DALBANAYAA DHAMAAN SHABAKADAHA WARARKA INAY SOO GALIYAAN OO KALIYA MAQAALADA AAN KU SOO DIR

    Maansada Tahriib 18.6.2013 Erayadii Abwaan Axmed Claahi Maxamud Axmed Fartaag,,,, Ha tahriibin ee joog

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansada Tahriib 18.6.2013 Erayadii Abwaan Axmed Claahi Maxamud Axmed Fartaag,,,, Ha tahriibin ee joog
Maansada Tahriib 18.6.2013
Erayadii Abwaan Axmed Claahi Maxamud
Axmed Fartaag,,,, Ha tahriibin ee joog
,,,,,,,,,
Waxa aad ka tagaysaa tii aad u dhalatoo
Waxa aad tagaysaa tukaloon lagaa rabin
,,,,,,,,,,,
Waxa aad ka tagaysaa tii aad lahaydoo
Waxa aad tagaysaa tukaloo rag leeyahay
,,,,,,,
Ninka tiisii soo qubay Yurub kuma tisqaadoo
Qofka tagay dadkiisii mid kalena wax kuma taro
,,,,,,,
Meel aan lagaa tabin meel aan laguu tudhin
Tolimiyo walaal jirin cidi kaa tix galinayn
,,,,,,
Tiisuu hagaajee tacab gali dhulkaagoo
Adna taada meel mari tamartaada muune
,,,,,,,,,,,,
Nafta lama tigraaroo halis laguma tuuree
Dhalinyaro kuwii tagay sawkii tukuu cunay
,,,
Taraabilis kuwii galay toban tobanka loo xidhay
Intoo dhabi lagu taxay waatii la soo tumay
,,,,,,,,,
Halkii aad ka timid iyo tiinii ku laabtoo
Tani inama qaadee taga baa la soo yidhi
,,,,,,,,
Tabaalaha qurbaha yaal tiro laguma koobee
Talyaanigu dhibkuu baday iska tuure fooqyada
,,,,,
Xabsi loo taxaabiyo tarxeelkii Sacuudiga
Tabta Yamani leedhay tacdiga carbeed arag
,,,,,,,,,
Waa lays tilmaamaa aan talo ku siiyeee
Tan waxaad ka waydana taa kama helayside
,,,,,,,,,
Waxba hays tukhaan,tukhin bada haysku tuurine
Ha tahriibin ee joog ,tanaad adigu leedeee !!!!



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured