WARGEYSKA HUBAAL GAR NAQSI AYEY SUGEYSEE GABOOD FAL MA GEYDO

0
Sunday June 16, 2013 - 10:06:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARGEYSKA HUBAAL GAR NAQSI AYEY SUGEYSEE GABOOD FAL MA GEYDO

    tan iyo markii dalkan xoriyadiisii dib ula soo noqdey ee lagu dhawaaqey gooni isku taaga s/land 1991 ee dib loo yagleeley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

tan iyo markii dalkan xoriyadiisii dib ula soo noqdey ee lagu dhawaaqey gooni isku taaga s/land 1991 ee dib loo yagleeley tan iyo markii dalkan xoriyadiisii dib ula soo noqdey ee lagu dhawaaqey gooni isku taaga s/land 1991 ee dib loo yagleeley nidaanka dowladnimo, waxaa mar la bilaabmey oo la kowsadey saxaafada xorta ah,taasi oo umada reer s/land in ka badan 40 sanadood hamuun u qabeen in ay helaan saxaafad madax banaan oo xor ah, iyadoo wacyi kasta iyo duruuf kasta oo uu dalku soo marey la wadaageysey,ayaa waxaa marag madoona in saxaafa madaxa banaan ee s/land ay ku lataabsatey horomar aad u sareeya oo aan la dafiri kareyn.

taariikda ayaa sheegi doontee afartii xukuumaduud ee dalka soo marey ayaa ka sinnaa naceybaka ay u hayeen saxaafada madaxa banaan iyodoo ay kala gadisneyd habka



ay ula dhaqmayaan saxaafada xorta, ha ugu sii darnaatee tan hada joogta oo uu hogaamiyo madaxweyne siiraanyoo oo iyada qaadey koobka dabar goynta saxaafada madaxa banaan, oo iyadoo laba jirsan mar kaliya xabsiga u taxaantey suxufiyiintii u badnaa abid la xidho oo tiradooda kor u dhaaftey 25 wariye,qofqofka la diley ama la jidh diley xabsigana loo taxaabey waa ina daanweyne, ku darso xukuumadu siiranyo waa tii ayno doorany, wa tii kulimiya oo 10ka sano mucaaridka ahaa wehelka kaliya ee ay heysatey ama ay halkaas ku gaadhey ahaa saxafada madaxabanaan ee s/land, ku darsoo madaxweyno waa axmed maxamd maxamuud siiraanyo oo u soo dagaalamey xoriyada dalkan ahaa gudoomiyihii ugu xiliga dheeraa ee ururkii (snm)raga xilka ka hayaan waxaa ku jira wariyaal hore oo in badan xabsi u soo galey mihnadooda saxaafadeed.

waxba yaan taraarinee oo uu hadalku ila sii fogaane aan u soo noqdo dulucda maqaalkan oo ku saaban wargeyka madaxa banaan ee hubaal ee ka soo baxi jirey magalada hargeysa s/lnd.

dhawaan ayey aheyd markii goor habeen badha nin madaxa soo duubtey sidii all shabaab weerar ku soo qadeen xarunta wargeyska hubaal kuna dhaawacey gudoomiyahii calooley oo xaga ilaahey uun ka baxey ee luugu talo galey in la dilaba, waxaa lagu qabtey halkaasi mid ka mida nimankii weerarka geystey oo nasiib daro ka mid ahaa boliska s/land, hogaanka wargeyku isagoo tix galina nidaamka dowladeed gacanta u galiyey booliska si cadaalad loo mariyo martina uga ahaa in xaqiisa loo soo celiyo, balse taasi mey dhicin.

nin dawee la leeyahey

danbi uu badh leeyahey

isagay u darantoo

inuu daaro ma ogola

daaraarta mirirka leh.

ilaahey how naxariistee waa gaariye gabeygiisii ergo.


wargeyska hubaal oo aan la dow marin ayaa waxaa ku xigtey albaabada ayaa loo laabey oo waa la xidhey lagana joojiyey shaqadii war baahineed ee uu umada u hayey sabab la,aan waana go,aan ka soo baxey maxkamada.

hadab waxaa hubaal ah xaqdaradaa ku dhacey hubaal in ayna ku koobney wargeeska oo kaliya ee ay tahey mid ku socota dhamaan saxafada madax banaan ee s/land.

waxaa is wey diin leh dadkani miyuuna aheyn dadkii cadalad dara ka soo dagaalme? miyanay aheyd dadkii magalooyinka u dumey dulmi ay tabaneayeey? gu ii kordha mooyee garaad iima kordhayo miyaa sheekadu, waxaan ku soo gabo gabeynayaa hubaal ar naqsi ayey sugaysee gabood fal ma geydo.

by axmed laki.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured