SIR CULUS SIILAANYO OO LA SOO HADLAY WASIIRKIISA KHAARAJIGA : BY: SOMALILANDCITISEN

0
Monday June 03, 2013 - 07:59:12 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SIR CULUS SIILAANYO OO LA SOO HADLAY WASIIRKIISA KHAARAJIGA : BY: SOMALILANDCITISEN

    Sarkaal sare oo ka tirsan safaarada Somaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi ee Kenya oo aan rabin in la magacaabo ayaa sheegay in Bisha 30.05.2013 goor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal sare oo ka tirsan safaarada Somaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi ee Kenya oo aan rabin in la magacaabo ayaa sheegay in Bisha 30.05.2013 goor
Sarkaal sare oo ka tirsan safaarada Somaliya ay ku leedahay magaalada Nairobi ee Kenya oo aan rabin in la magacaabo ayaa sheegay in Bisha 30.05.2013 goor fiidnimo Makhaayada Hudheelka weyn ee( Hilton Nairobi ) iyagoo wax ka wada cunaya Wasiirka Arrimaha Debeda ee Somaliland ayaa maxaa dhacday in Madaxweyne Siilaanyo khadka mobilka kala soo hadlay Wasiirkiisa arrimaha Debeda Maxamed Cabdilahi Cumar.

Sarkaalkaasi ka tirsan Safaarada Somaliya ee Nairobi Ayaa wasiirka weydiiyey yaa kula soo hadlay,wasiir maxamed cabdilahi ayaa si jeesjeesa oo ciyaala suuqnimo ku jirto oo uu iskaga dhaadhicinayo Sarkaalkaasi ayaa yidhi:-( Waxaa ila soo hadlay siilaanyo isagoo ka hadlaya in aanaan dheg u dhigin kuwa mucaaradka ah ee meelahaasi ka hadla ee ka xun waxna ka sheegaya kulankii Maalgashiga ee aaynu ka wada qayb galay,wuxuuna Madaxweyne Siilaanyo igu yidhi “”””Shacabkani Somaliland Caadifadoodu Waa Sida Soodhaha Ama Xumbada Coca-colaha Waanay Iska Gudhaysaaye Shaqadaada Qabso”!””””.



Sarkaalkaasi Sare ee Safaarada Somalida ka tirsan ayaa ugu jawaabay waar maxamed cabdilaahow idinku shacabkiinii waad ka adkaateen ee anugu meesha waxaanu ku haynaa dad 20 sano waalaa oo aan waxba maqlayn.


Waxaa la yaab leh sida Siilaanyo ay laabtiisa u hurudo ama ugu suntan tahay in aan cidina wax ka qaadi karin khalad iyo saxba marka ay timaado jiritaanka iyo qaranimada somaliland gorgortankeedu iyo damanaanta ama hurdada ay ku jiraan shacabka somaliland ee qaranimadoodii la burburinaayo ama la khiyaameynaayo.

Somalilandcitizen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured