Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

0
Wednesday March 14, 2018 - 02:59:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

    Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Dawlada Imaaraadka Carabta oo Hab Diblumaasiyadeed oo Heer Caalamiya Kusoo Dhoweysay Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi iyo Waftigiisi...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta si balaadhana loo qaabiley. Waxaana Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo katirsan dawladda imaaraadka carabta waxaanay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dal ka dibna madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured