BAAQ KU SOCDA SHACAB WAYNEHA REER HARGEYSA BY: CABDI XAYLE JACFAAN

0
Friday May 31, 2013 - 08:19:05 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ KU SOCDA SHACAB WAYNEHA REER HARGEYSA BY: CABDI XAYLE JACFAAN

    anigoo ha ciyaar yahandii gobalka maroodi jeex ee heer gobal iyo heer degmo uu magacaguna yahye cabdiraxiin xayle jacfaan waxan baaqan uu diraya shacabka hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

anigoo ha ciyaar yahandii gobalka maroodi jeex ee heer gobal iyo heer degmo uu magacaguna yahye cabdiraxiin xayle jacfaan waxan baaqan uu diraya shacabka hargeysa
anigoo ha ciyaar yahandii gobalka maroodi jeex ee heer gobal iyo heer degmo uu magacaguna yahye cabdiraxiin xayle jacfaan waxan baaqan uu diraya shacabka hargeysa

waxan ku bilabay magaca eebe waxaaxn aad iyo aad uu salamay shacab wayneha reer somaliland meelkasto aye dunida ka joogan waxa kaloon salamay saxfad xorta ah iyo inta ka hawl gashaba waxa ka bilamaya gobalka maroodi jeex garahan hargeysa ciyaaraha Gobolada Dalkan Jamhuuuriyadda Somaliland Oo bishan june horaanteeda ka dhicidoona caasimadda Hargeysa,isla markaana waxan ugu baqaya dadwayneha reer hargeysa inaye si isku mida uu soo wada dhaweeyan gobalad kale ,sanadkan waxa ka qayb-galaya 13 ka Gobol ee uu ka kooban yahay dalku


Sidoo kale waxan ugu baaqay oo kale dadwaynaha reer Hargeysa in la soo dhaweeyo ciyaartoyda iyo hawl wadeenada ka imanaya Gobolada Kale ee dalka isla markaana nabad-galyadana aad loo ilaaliyo si aanuu inooga faa,iidaysan cadawgeenu.

nabad galayada hal ilaasho taas baa waxa kaste lagu gaadhaye oo aynu ku caano maalaye.
ciyaartoyadun ha ilaashan akhlaaqada iyo sharafa dawalada.
dhalinayardu ha garto macanaha uu uleeyahye tartankan loo qabanayo maha colaad laga dhex abuurayo ee waa ina wanaag iyo aqoon korarsi iyo faa,iidoooyin kalo badan inaad ka heshaan sid dhulbarsho iyo dal barsho.
wasaardan iyo wasiirka ciyarahan waxan leeyahye xilqarabaad haysaane dad baada dhex uu tihiine
idinkaa laydinka sugay sidii aad uu kala saaraysan ee aad ugu qan cin lahaydeen gobal kaste natiijadiisa ee uga soo baxad tartanku galaye sinaan iyo cadaalad waad la socteen sharftii uu kaga tagaye wasiirkii hore sandkii 2011 ka ciyaarihii gobalada ee ka dhacaye magaalad burco wasiirkii hore magaca iyo milgo ayuu kaga tagaye wasaarad iyo shacbkiisaba idinkana waxan idiin rajeenaya sidii sandkii hore iyo si kasii wanaagsanaba.
guntii waxan dhamaan shacab wayneha leeyahye ayaan laydinka faa,iidaysan intuu socdo ciyaaruhu nabad galayad hala ilaasho cadawgan meel laga soo wada jeesto cidmada abaniga hala shaqeeyo cidkasto ka mida bulsha wayneta reer samaliland ee ku sugan casimad waxan leeyahye waa inuu qofwaliba dhankiisa heeganka galo
wa bilahi tafiiqa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured