Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID tacsi

0
Thursday May 30, 2013 - 07:48:50 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID tacsi

    29/05/2013 Hargeysa JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29/05/2013 Hargeysa JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID tacsi

29/05/2013 Hargeysa
JAMHUURIYADDA SOMALILANDREPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUCIDJustice and Welfare Partyحزب العداله والرأفة
Date: 29/05/2013
Ujeedo: Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Aabo Saleebaan Aadan Muumin oo Saaka Subixii Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanad-na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.
Aamiin Aamiin Aamiin
Agaasimaha Guud ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCIDDr, Jaamac Axmed Saalax
JAMHUURIYADDA SOMALILANDREPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo DaryeelkaUCIDJustice and Welfare Partyحزب العداله والرأفة
Date: 29/05/2013
Ujeedo: Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Aabo Saleebaan Aadan Muumin oo Saaka Subixii Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanad-na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.
Aamiin Aamiin Aamiin
Agaasimaha Guud ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCIDDr, Jaamac Axmed Saalax


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured