XULKA GOBALKA GABILAY OO U KAlA DAREERAY DHAQAALE LA'AAN IYO MAAYAR SHACAY OO KU HAWLAN DHUL BOOB IYO HANTI URURSI +KHADRA XAAJI GAYDH OO WAKHTIGEEDII DIYAARAD KHAASA U KIRAYSAY.....

0
Tuesday May 28, 2013 - 19:24:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XULKA GOBALKA GABILAY OO U KAlA DAREERAY DHAQAALE LA'AAN IYO MAAYAR SHACAY OO KU HAWLAN DHUL BOOB IYO HANTI URURSI +KHADRA XAAJI GAYDH OO WAKHTIGEEDII DIYAARAD KHAASA U KIRAYSAY.....

    (KASTANKAA AGTAYDANA INTIFAACSI KUMA QABO LACAGTAA LASHEEGANA WAR IDAACADI SHEEGTIYO II MAQAL WEEYAAN) A salaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(KASTANKAA AGTAYDANA INTIFAACSI KUMA QABO LACAGTAA LASHEEGANA WAR IDAACADI SHEEGTIYO II MAQAL WEEYAAN) A salaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu XULKA GOBALKA GABILAY OO U KAlA DAREERAY DHAQAALE LA'AAN IYO MAAYAR SHACAY OO KU HAWLAN DHUL BOOB IYO HANTI URURSI +KHADRA XAAJI GAYDH OO WAKHTIGEEDII DIYAARAD KHAASA U KIRAYSAY.....
(KASTANKAA AGTAYDANA INTIFAACSI KUMA QABO LACAGTAA LASHEEGANA WAR IDAACADI SHEEGTIYO II MAQAL WEEYAAN)
A salaamu calaykum waraxma tulaahi wabarakaatu
salaan ka bacdi xulka gobolka gabiley ayaa u kala tagay dhaqaale la'aan xili uu kaabiga ina soo saaray tartankii koobka gobolada somaliland sida ay sheegeen ciyaartoyda xulka gobolka gabiley oo ugu horeeyo kabtanka xulka iyo xidigaha kaleba waxa ay sheegeen inay xulka gobolka ka tageen lix ciyaartoy oo halbowle u ahaa xulka oo ay ugu horeeyaan goolwadihii xulka gobalka GUULEED FERNAADO dhaliyihii xulka RAANBOO ciyaartoydan ayaa gobolka ka dareeray ka dib markii aywaayeen dhaqaalihii loogu talo galay ayna lunsadeen masuuliyiinta gobolka oo uu ugu horeeyo maayarka gabiley SHACAYB MAXAMED MUUSE wax kale iska daayoo ciyaartoydan ayaa waayay DIRAYSKII loogu talo galay mar ay shalay taba baranayeena ciyaartoy kastaa waxa uu watay funaanad gaara halka xulalkii kale ee gobolada kale dhamaantood wada diyaar garoobeen saanadoodii iyo dirayskoodiina diyaar u yihiin xerooyin loogu talo galayna ku xeraysan yihiin sikastaba ha ahaatee arintan ayaa ku soo beegmaysa xili maayarlka gabilay shacayb maxamed muuse ku hawlanyahay hanti urursi iyo dhul boob isa goo iska ilaaway wixii loo doortay oo ahaa danta bulsha da soo dooratay iyo hor umarka gobolka gabiley

hadii aan soo qaadano maayar kii xilka hayay xiligii xiligan ka horeeyay ee ay dhaceen ciyaaraha gobolada somaliland ee ka dhacacay magaalada BURCO ee magaalo madaxda gobolka togdheer oo ahayd marwo khadro xaaji gaydhkhadri wakhtigaa dadaalbadan ayay galisay ciyaartoyda gobolka iyo udhamaystirtay waxkasta oo ay ubaahnaayeen waxaanay uqartay mushaar ciyaartoyda gobolka markii aytagayeen magaalada burco aa ahayd halkuu koob kadhacayay waxa ay ugu safreen diyaarad khaasa oo ay usoo kiraysay miyaanay kaaf iyo kala dheeri ahaynisku soo wada duuboo waxa ay su'aali ka taagantahay sida ay ciyaartoyda gobolka gabiley uga soo qayb galidoonaan koobka gobolada soomaliland

QALINKII: XASAN JIRDE AW MAXAMUUD
EMAIL. SHABEEL450@LIVE.COM
TELL: 0634778586


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured