BAAQ KU SOCDA TAAGEERAYAASHII XAQSOOR DAL IYO DIBADBA Qalinkii Rooda Cismaan Mustawi

0
Monday May 27, 2013 - 19:40:14 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ KU SOCDA TAAGEERAYAASHII XAQSOOR DAL IYO DIBADBA Qalinkii Rooda Cismaan Mustawi

    Maqaalkan waxaan kula hadlayaa dhamaan taageerayaashii ururka xaqsoor dal iyo dibadba rag,haween,dhalinyaro,waxgarad,iyo aqoonyahanba ugu horeyn waan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maqaalkan waxaan kula hadlayaa dhamaan taageerayaashii ururka xaqsoor dal iyo dibadba rag,haween,dhalinyaro,waxgarad,iyo aqoonyahanba ugu horeyn waan BAAQ KU SOCDA TAAGEERAYAASHII XAQSOOR DAL IYO DIBADBA Qalinkii Rooda Cismaan Mustawi
Maqaalkan waxaan kula hadlayaa dhamaan taageerayaashii ururka xaqsoor dal iyo dibadba rag,haween,dhalinyaro,waxgarad,iyo aqoonyahanba ugu horeyn waan idinsalaamayaa marka xiga waxaa jiray oo socday wada hadaladii udhaxeeyey xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne siilaanyo iyo hogaamiya yaasha ururka xaqsoor taasi oo aan wali dhamaan balse la filayo inuu dhawaan soo gaba gaboobo markaa waxaan idin odhanlahaa waa in la sugaa go aanka.



Sideynu wada ogney dadkuna ogyiin ururka xaqsoor waxaa lagu sameeyey dulmi aan dunida intiisa kale ka dhicin markaa waxa aynu inagu mar walba nahey dad sugaya hogaamiyaashooda inagoo ilaalineyna sharaftii ururka iyo tageeradeynu siiney.
waxaan ku soo gaba gabeynayaa waa in aad sugtaa si aynu xaqii iyo xuquuqdii leynaga dulmiyey uhelno.
Gudoomiyaha ururka haweenka xaqsoor ee London
Rooda Cismaan Mustawi
London


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured