MADAXWEYNE TAHRIIBTA DHALIYARADA WAXAA JOOJINKA MARKAAD ERRIDO WASIIRADA 200 EE AY ISKU QOYSKA YIHIIN QORANAYA, SHAQALAHA, QANDARAASYADA IYO FURSDAHA BEELAYSAN……

0
Monday May 27, 2013 - 19:37:39 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE TAHRIIBTA DHALIYARADA WAXAA JOOJINKA MARKAAD ERRIDO WASIIRADA 200 EE AY ISKU QOYSKA YIHIIN QORANAYA, SHAQALAHA, QANDARAASYADA IYO FURSDAHA BEELAYSAN……

    Madaxweyne Markaad olole un jirtey Waxaa KA mid ahaa Hadaadan Xusuus Guurin,,, Cadaalad darro ayaa jirta, Musuqmaasuq ayaa Jira, Eex Iyo FURSADAHA oo aan loo sinayn ayaa jira. Macaluul Iyo Baahi Baa jirta..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Markaad olole un jirtey Waxaa KA mid ahaa Hadaadan Xusuus Guurin,,, Cadaalad darro ayaa jirta, Musuqmaasuq ayaa Jira, Eex Iyo FURSADAHA oo aan loo sinayn ayaa jira. Macaluul Iyo Baahi Baa jirta.. Madaxweyne Markaad olole un jirtey Waxaa KA mid ahaa Hadaadan Xusuus Guurin,,, Cadaalad darro ayaa jirta, Musuqmaasuq ayaa Jira, Eex Iyo FURSADAHA oo aan loo sinayn ayaa jira. Macaluul Iyo Baahi Baa jirta..
Maanta ayay KA xun tahay Maanta ayay KA liidata Maantaa ayaa keeryoone ole, secondary, xamaal ilaa Jaamicigii KA tahriibay, Maamul xumadaada Iyo Rajo xumadaada… caruurta tahriibaysaa Waxay KA xishoodeeen inAy qoriga KA qaataan, moorganka Gurigaaga jooga, Xirsiga Miisaaniyadiisu ta qarranka KA badan tahay ee waddo samyn ilaa lacagtii gobolada BARRIGA gurtay, ee Nabadayntii KA tahriibtey, Iyo Samaalaha Hantidii Qaranka Xagaafay ee eexda BOOBKA Iyo arxan darada kala qaybsananta Iyo qabyaalada Diimaysan DADKA kula dhex jira, Baarlamaanka dhaameelnimadii dhaafay ee deeq bixiyayaasha noqday mushahar koodu a 1000 yahay Madaxweyne Qan daraasyadan Beelaysan ee Airport ilaa shidaal, ilaa gaadhiga Meel loo iibinayo Wasiirada kula joogo ee AMA miday adeer u yihiin AMA abti qof meel uga qaadaya, ilaa WFP fursad Maanta loo siman yahay majiro….. Dhalinyarada Tahriibaysaa Waxay KA XISHOOTAY inay DHIIG Daadiso.. AMA ay kacdoonkii CARABTA kugu rid aan…


Adigu is garo… Eex Iyo cadaalad daro Iyo boob Hanti umadeed wax KA xun Ma jiraan… IYAGAA colaada keena, IYAGAA Burburkani keena, IYAGAA qabyaalada keena IYAGAA Xumaan oo dhan u aabo ah… HADAAD saacidayso oo aadan waxba KA qaban karayn, inta Madaxtooyada Far AMA mudaharaad lagaaga soo saarayo sug… WAXAAD dishey oo dhiamatay kala danbayntii Iyo Dowlad nimadiii Waxaa jooga Magacii Soamliland Iyo inta MUSUQA Iyo hunguriga u lesbisan ee kugu Meersan… Waxaad tahay Madaxweyene Aan Marwo Fiican Iyo Ehel Fiican oo toosiya Haysan, Waxaad tahay Madaxweyne Hantidii Ummada LAGA Hoos gurtay,,, WAXAAD tahay Madaxweyen inaadeerkii oo Guurtida Haysta Boob kula heshiiyey.. Waxaa dhimayay, sumcad dii kulmiye TII Isaaqa Iyo TII HJeclo…yay ku dul dhimatay?????
bal isweydiiya… Madaxweyne weli codka bulshada Ma qiimaysay wasiiradada in UMMADU Rabo waa adiga yiraahdaaa shaman baa somaliland Goostay… Maxaa kaa siya sowdigii RAISAL WASAARAHA INGIRIISKA … Danta ummada Ka door bid ay…
MADAXWEYNE ISBEDEL GUUD OO HEER WASIIR, AGAASIME GUUD, HAYADAHA, ILAA AGAASIME WAAXEED, ay ku jiraan oo KOW KA yihiin KUWA kuugu dhow Iyo Wasaardaha ugu tuna weyn oo Ta madaxtooyada aad KA blowdo ayaa LAMA HURAANA….
CEEB KUU HADHAY MA JIRTO… INAAD MADAXWEYNE TAHAY IYO INKALE …. XANTAADA RUNTAADA WAJAH ..
WAXA DHACA EE GOLAHAAGU KU KACO inaad nolosha hay AMA Taliso lama moodo…
RUNWEEYE AMA mucaaradka I mood AMA kulmiye waxaa Xaqiiqdii


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured