Waxaanu soo dhawaynaynaa in waxa laga qabto musuqmasiqa dalka jira hada oo ay ugu horayso dekeda Berbera iyo kastamka Degmada Tog Wajaalle

0
Sunday May 26, 2013 - 14:00:21 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaanu soo dhawaynaynaa in waxa laga qabto musuqmasiqa dalka jira hada oo ay ugu horayso dekeda Berbera iyo kastamka Degmada Tog Wajaalle

    Jamhuuriyada Somaliland oo ah qaran curdin ah islamarkaana dadkiisu raabaan in qarankani hanaqaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyada Somaliland oo ah qaran curdin ah islamarkaana dadkiisu raabaan in qarankani hanaqaado Jamhuuriyada Somaliland oo ah qaran curdin ah islamarkaana dadkiisu raabaan in qarankani hanaqaado ayaa waxaa dhibaato ku haystaaa shaqsiyaad gaar ah oo u heshiiyey cashuurtii dadka iyo dawladaba wax u qaban lahayd in la leexsaday islamarkaana loo soo samaystay juwano foojari ah oo lagu lunsado lacagtii qaranka qasnadiisa ku dhicilahayd iyada oo la ogaaday in aysamaysantay shabakad balaadhan oo foojariistayaal ah taasina ay diciifinayso habsami usocodkii cashuuraha wasaarada maaliyada waxaan xukuumada Somaliland ku dhiirigalinaynaa in waxa laga qabto musumaasuqa iyo khayaamada kajirta kastamyada dalka iyo dekeda Berbera oo ah saldhiga halbowha ugu wayn ee musuqmaasuqu ka bilaabmo waxaan soo dhawaynayaa talaabada iyo dhaqdhaqaaqyada uu wado hantanti dhawraha guud ee qaranka Somaliland dekeda Berbera oo ah goobta bilawday juwanada been abuurkii waxay samaysay anay soo gaadhaan juwano foojari ahi kastamyadii dalka hadaanay xukuumada talada haysa ee kulmiye wax ka qaban aafaada dalka hada ku fidaysa waxay wax udhimi doontaa nidaamka hor,umarineed eedalka kajira waxakale oo wasiirka wasaarada maaliyada u sheegaynaa inay kastamka degmada tog wajaale aan loocashuurin jaadka magaalada yimaada sidii loo baahnaa juwana aan loo jarin haday ganacsatada jaadlayaashu yidhaahdaan juwano noo gooya in loogu hanjabo in cashuurta lagu kordhin dooni amarna lagu siiyo inay bilaajuwan lacagta kubixiyaan jaadka ay dakhli ahaaan juwanka ugaliyaan oo ah 200 oo kilo gram caqliga magashaa tog wajaale ayaa lagucunaa ookaliya 200 ookilo waa inasy dawladu dhaliisheeda isasaxdaa waxakale oo jira caleenta shaaha oo sitoos ah magaalada loogu rogo in habeenkii lacagta lagasoo qaato bilaajuwan bakhaarada magaalada waxakale oo jirta baxarasaafka magaalada soogala inaa juwano loogoyn balse jeeebka lagushubto waxakale oo jira in sibidhka Ethiopia ka yimaada oo ay maalin walba lagu dajiyo 10.000 kun oo kiish magaalada aa isna wax jun ah loo jarin hadaba su aashu waxay tahay ma wasaarada maaliyada ayaa la ,og mise waxa jira xudhuudh hoose taasi waa su,aal gabaygii muuse cali faruur ayaa odhan jiray kulmista iyo kacaankan iyo kooxdan wadataal kooxdaa kaynta raadyaha dhigtee kaalay nagu waalay kaligood wax nama yeelayane kaaliyaajira hadaba hadaan laisdhagatirayn waxaanu dhawrjeer oo hore warbaahinta ku iftiiminay inuu qarankani Somaliland uu dhacanyahay kuwadhacayaana ay yihiin kuwii uu shaqada usooigmaday hada si loo xaqiijiyo islamakaana loo yareeyo musuqmaasuqa waxaa soo jeedinaynaa in wax laga badalo siyaasada hada ay ku shaqayso wasaarada maaliyada iyo wasaarada ganacsiga oo masuuliyiintoodii kastamyada joogay ay ku heshiiyeen siday qarankan udhicilahaayeen taasina sababtay inuu xoogaysto musuq maasuqu markii ay waayeen dawlad laxisaabtanta iyo odhad madax banana ooshaqadiisa sixor ah uguta markaa ayaa siwada jir ah loo xakamaynayaa tuugada kajirta dalka waxa kale oo aan uugu baaqayaa madax waynaha jamhuuriyada somaaliland mudane axmed siilaanyo inay arintani foojaristayaashu haliskutahay qarankan aad madax waynaha utahay hadaan wax hadlaga qabana inay imandoonto in lacagta shilinka Somaliland ay soo foojariyeeyaan cawaaqibxumona ka imandoonto



Qallinkii Maxamed Cabdillaa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured