Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska soo qoro waliba shabakaduhuna qaataan. Akhlaaqiyaadkii ayaa Idinka Dhintay".Wasiir Shucayb Maxamed Muuse.

0
Thursday July 27, 2017 - 03:53:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska soo qoro waliba shabakaduhuna qaataan. Akhlaaqiyaadkii ayaa Idinka Dhintay".Wasiir Shucayb Maxamed Muuse.

    Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka f

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Shacayb oo Aflaado iyo Cay ku Weeraray Shacabweynaha Somaliland iyo Shabakadaha Wararka, Soona Bandhigay Khilaafka ka dhexeeya Maayirka Gabiley. ". Aniga iyo Maayar Maxamed Amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska soo qoro waliba shabakaduhuna qaataan. Akhlaaqiyaadkii ayaa Idinka Dhintay".Wasiir Shucayb Maxamed Muuse.
Hargeysa(Xogreebnews.com)-Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Md. Shacayb Maxamed Muuse, ayaa aflaado iyo weerar qaawan ku qaaday Shabakadaha Wararka baahiya ee ka hawlgala Somaliland, isaggoo si gaar ah u bartilmaameedsaday Shabakadda Hadhwanaagnews. Wasiir Shacayb Maxamed Muuse oo dhibsaday aragti uu qoray Shaqsi xog badan ka hayey dagaallo joogto ah oo uu si dad-ban iyo si toos ahba uu ugu qaaday Maayirka Magaaladda Gabiley Maxamed Aamin Cumar Cabdi ayaa luuqada uu ku qoray fartiisa waxa laga dareemayey aqoon gaabni iyo inay Liidato heerkiisa Waxbarasho, mana jirto wax summed ah oo u dhaxaysa qoraalkiisa, hakad iyo joogsi toona.
Haddaba Wasiir Shucayb Maxamed Mouse oo sida fiinta uga gubtay Maqaalkaa muwaadinku qoray, ayaa qoraalkiisa ku iftiimiyey Xafiltanka Siyaasadeed ee ka dheceeya Maayir Aamin iyo isagga oo isku deegaan ah.
Sidoo kale, Wasiir Shacayb waxa uu si toos ah u aflaadeeyey garaadka Shacabka Somaliland,  waxanu ku siffeeyey qaraad laawayaal xaasidiin ah. Waxanu intaa ku darray inay dhimatay akhlaaqdii Warbaahinta Onlineka ahi,  iyagoo uu ku eedeyey inay baahinayaan Maqaalada ama aragtiyaha dadweynaha.
Sidaasna waxa uu ku sheegay wasiir Shacayb Maxamed muuse qoraal uu ku baahiyey bartiisa uu ku leeyahay Bar kulanka "Facebook". Waxanu u dhignaa qoraalkiisaasi sidan.


"..Waxan salaamayaa dhamaan asxaabta qiimaha leh waxaan aad uga xumahay maqaal  aad u fool xun oo aan ku arkay shabakada hadhwanaagnews kaasi  lays garab dhigay aniga iyo maayar maxmed amiin waxa wax lala yaabo ah in qof aan garasho iyo garaadba ka fogi inta uu af lagaado iyo hadal aan micno lahayn iska soo qoro waliba shabakaduhuna qaataan waxaan u sheegayaa dadka xun ee sidaa wax u dhigaya ama u fakaraya haysla xishoodaan waayo waxa ceeba in laba masuul sidan foosha xun inta laysu sawiro layidhaa midkee wanaagsan waliba masuulna u jeedo looleeyahay oo isla goobta lagu caayo  midna lagu amaano isla goobtaa waxaasi waa dhaqnka dadka maangaab ah ama maskax aan aan caadi ahayn waxaan halkan uga sheegayaa shabakaduhu hayska hubsadaan waxa ay dadka qaar u qorayaan matalan gabilay waxa soo maray maarro badan waxa hada maayar ah maxmed amiin omar abdi oo sharaf iyo karaamo iga mudan run ahaantiina wax qabad la taaban karo muujiyay aanan filayo inuu halkaa kasii wadi doono wax qabadkiisa aan la dafiri karin waxana naga dhexaysa ixtiraam iyo wada shaqayn masuuliyadeed oo gaar ah hada waxaanu ku wada mashquul sanahay hawsha culus ee diwaan galinta gobalka ka socota hadaba waxaan leeyahay yaan lagu mashquulin wax aanay waxba ka soconayn u jeedada kaliya ee waxan laga leeyahayna waa in masuuliyiinta gobalka la kala shaki siiyo oo dareen lakala galiyo si looga faa iidaysto waar halkani ma qodmayso ee meel kale raadsada dadka aragtida gaaban leh waxaan leeyahay waar mustaqbal fog ayaanu leenahay war waanu dhaafnay meel soke iyo kalkan yar eed wax ka eegaysaan nin waliba taariikha ayaa qoraysa haduu wax qabto iyo hadaanu qabanba markaa xishoodkii iyo akhlaaqiyaadkii ayaa idinka dhintay maalinba qof masuula hadii mijin jaada lagu caayona waa ceeb dib haloo fadhiisto oo hala kala xishoodo kama badna waxaas masuu liyiinta loo caayayaa mijintaa  jaadka ah". 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured