FAWAAXISHKA MUSUQ MAASUQ IYO BOOBLEHEEX IYO QARAABO KIILECADAALAD DARO IYO SHARCI JEBIN LEH WAA ISU FURAM MAAMUL XUMO AQOON DARO KU HABSATAY WASAARADA MAALIAYADA BY AADAM

0
Saturday May 25, 2013 - 07:54:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1079
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    FAWAAXISHKA MUSUQ MAASUQ IYO BOOBLEHEEX IYO QARAABO KIILECADAALAD DARO IYO SHARCI JEBIN LEH WAA ISU FURAM MAAMUL XUMO AQOON DARO KU HABSATAY WASAARADA MAALIAYADA BY AADAM

    Muwaadin Markaad hesho xaqiiqada Iyo RUNTA biyo Kama dhiibaana ah ee KA jirta Wasaardda Maaliyadda waxaad yaqiin sanaysaa Xashiishka Iyo Wasakhda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadin Markaad hesho xaqiiqada Iyo RUNTA biyo Kama dhiibaana ah ee KA jirta Wasaardda Maaliyadda waxaad yaqiin sanaysaa Xashiishka Iyo Wasakhda
FAWAAXISHKA MUSUQ MAASUQ IYO BOOBLEHEEX IYO QARAABO KIILECADAALAD DARO IYO SHARCI JEBIN LEH WAA ISU FURAM MAAMUL XUMO AQOON DARO KU HABSATAY WASAARADA MAALIAYADA BY AADAM

Muwaadin Markaad hesho xaqiiqada Iyo RUNTA biyo Kama dhiibaana ah ee KA jirta Wasaardda Maaliyadda waxaad yaqiin sanaysaa Xashiishka Iyo Wasakhda Maamul ee ay dhex jibaaxayso Goobtii inoogu mudnayd, inay HALIS u tahay in Qarrankan 22 jirsadey ciiro.. Waxaa kale ay kuu iftiiminaysaa, Masuuliyada Ciddii aynu DOORANAY oo noqotay Kurtinkii CIGAAL shidaad guuraha ku daayey. Iyo DIINTII oo LAGA dhigtay Lule Xaraanta Iyo dhaameenka Booliga ah LAGU bushado. WAXAAD ku arkaysaa Agaasimayaal dhaqan door soomay oo ku foogan arrimo haween Iyo duruufo naxdinle… WAXAAD arkaysaa Shaqaale Cusub oo bil AMA maalmo KA hor la qoray oo Hal computer AMA xafiis qofka shaqaynayey 4 qof Dultaagan tahay oo LAGU yidhi idinkaa LADINKU bededelayaa TOLOW JUWAN LAGA ERYAYAA MA POTUSWANA ayay u dhasheen garo hada xuquuqda dalka ee distooriga ah Iyo tan diinta waa loo siman yahay Fusada Iyo kala Sarayntuna Waxay ku xidhan tahay kala horaynta, aqoontaada, Iyo waayo aragnimadaada… balse wayka DUWANA tahay, waa in aabahaa yahay shiikh caana, AMA aad KA mid tahay Damil jadiiid/ waa shabaab oo macne kale leh, AMA beeshaadu cadow u yaqaano Muuse BIIXI, oo cuqaasha Iyo intii Dowladaha hoose KA dhacday Agasime Dhaqan celisa la yiraahdo Jaamacahay KA soo baxeen…. Waxay KA DHIGAN tahay Maanta Wasaardda Maaliyadu Nin BAS soo iibsadey oo yidhi Dhaamaan Dadka Fuushani waa Shaqaale Intuu Qoyskiisa Iyo Saxiibiidii ku soo guru.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured