Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis?. Siciid Maxamuud Gahayr...

0
Saturday July 22, 2017 - 19:27:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2967
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis?. Siciid Maxamuud Gahayr...

    Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis? Xalay ayuun baan daawaday waraysi ay mareegta www.toggaherer.com la yeelatay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Bariga Hargeysa (Isaxaaq Carre)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis? Xalay ayuun baan daawaday waraysi ay mareegta www.toggaherer.com la yeelatay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Bariga Hargeysa (Isaxaaq Carre)
Waa Kuma Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis?
Xalay ayuun baan daawaday waraysi ay mareegta www.toggaherer.com la yeelatay Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madax-dhaqameedka beelaha Bariga Hargeysa (Isaxaaq Carre) ama beelaha Habar Yoonis. Xaruntani waxa ay Suldaan Saleebaan ku sheegtay Suldaanka Guud ee Beelaha Habar Yoonis.

Xilkaas waxa haya Suldaan Maxamed Suldaan Xirsiqani iyo Suldaan Cismaan Cali Madar. Goorma ayaa uu Suldaan Saleebaan noqday Suldaanka Guud ee Habar Yoonis?. Nidaamka KULMIYE waxa uu la soo baxay xeelado af-gembi ah oo uu meesha kaga saarayo Saldanihii soo-jireenka ahaa, waxa aynu ogeyn isku-daygii fashilmay ee lagu qaaday Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Diiriye sannadkii hore.


Sidee ayaa xil uu qof hayo qof kale loogu magacaabi karaa? Ma iska horkeen ayaa looga jeedaa?. Waxa aanu Waraabinta uga digaynnaa in ay adeegsadaan kelmadaha noocan ah ee meel-ka-dhaca ku ah milgaha dadka inaga mudan xurmada, sidoo kale waxa aan Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan u soo jeedin lahaa in aanu warbaahinta ka oggolaannin in loogu yeedho xil aanu haynnin.

Ma garanayo waxa beryahan ka qaldamay Toggaherer, laakiin waxa aad mooddaa inay ka baxayso dhexdhexaadnimadii saxaafadda lagu yaqaannay. Yeelkeed, dhanka ay doontaba ha u leexato’e waxa aan ka digayaa in la baahiyo xog iyo xil habaw ah oo dadkii hayay ay xayga yihiin. Salaaddiinta Guud ee Habar Yoonis iyo guud ahaan cid kasta oo ila qabta dareenkanna waa aan ka raalli-gelinayaa gefka dhacay.
Wallaahi sida wax loo walaaqayo wax walba waa arki.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured