MAAREEYAHA DEKADA BERBERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADDA DAWLADA SIILAANYO

0
Friday May 24, 2013 - 19:31:49 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAREEYAHA DEKADA BERBERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADDA DAWLADA SIILAANYO

    (WAA DIGAN SE LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE HADBA LAAN CUSKA NAYEE MAXAA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(WAA DIGAN SE LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE HADBA LAAN CUSKA NAYEE MAXAA

MAAREEYAHA DEKADA BERBERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADDA DAWLADA SIILAANYO


(WAA DIGAN SE LIITEE LEEXADU KU SIDA TEE HADBA LAAN CUSKA NAYEE MAXAA LURAY NAFTAADII)

QAYBTI 2AAD

marka hore salaaman iga gu dooma dhamaan shabakadaha warbaahinta iyo akhrista yaashow
salaan ka bacdi waa markale iyo maqaaladeenii taxanaha ahaa ee aynu ku lafo guranay siyaasada silaanyo iyo eng cali xoor-xoor


intiinii lasocotay maqaalkii hore hadaan indin xasuusiyo waxay inoo maraysay in eng cali xoor-xoor todobaadkiiba wadhr mar DAAHIR RAYAALE ugu tagi jiray madaxtooyada una gayn jiray shandado doolar ah .
Hadaynu maantana halkaa kasii anbo qaadno
lacagtaa uu madaxtooyada gayn jiray waxa ay ahayd lacag uu gobolka iyo dadka daganba ubaahnaayeen goobhii mihiimka ahaana udayac naayeen hadii tusaale yar aan idinka siiyo arintaas waxa dhacday in jaamacadii berbera ee lagu baranayay CULUUMTA BADA ay uxidhanto akhrash la'aan awgeed miyaanay ayaandaro ahayn in gobolkii dhaqaalaha somaliland 80% kasoo baxayay jaamacadiisii dhaqaalo la'aan uxidhanto iyo gobolda kalana dhamaantood jaamacadohoodu shaqaynayaan arintaas oo uu ENG CALI masuul ka ahaa waxaanu baa biiyay dhadhamaan hor umarkii gobalka saaxil waxaanad mooday inaanu udhalan gobalka ee uu meelkale kayimid waxaanu socod siin jiray wax kasta oo uu daahir rayaale iyo dawladiisu doonaan sax iyo qalad kaydoontaba ha ahaadee cali waxa uu ahaa ninka usabab ahaan jiray in had iyo jeer xisbiga kulmiye lagaga guulaysto degmada berbera iyo guud ahaanba golka saaxil tusaale hadaan usoo qaadano doorashadii udan baysay ee madaxwayne siilaanyo ku guulaystay waxaan odhan karaa eng cali xoor-xoor waxa uu ahaa ninka kaliya ee latartamay madaxweyne siilaanyo maxaa yeelay waxa uu geed dheer iyo mid gaabanba u fuulay sidii aanu siilaanyo u guulaysan lahayn isagoo u ololeeyay si aan daahi riyaale u ololayn inta gobolkii uu joogay dhaafay ayaa waxa uu ka ololayn jiray gobolada kale ee dalka isagoo wakiilo u kala dirsaday kharashkana jiibkiisa ka bixin jiray tusaale ahaan gobolka MAROODIJEEX waxa uu ka raray dad ka badan (5000) qof waxa aan xasuustaa maalmihii ololuhu socday maalin kulmiye ulahaa in magaalada berbera badhtanaheeda iyadoo madaxda xisbiga kulmiye oo ay ka mid ahayd marwada madaxweynaha AAMINO WARIS meel fagaare ah dadweynaha kula hadlayaan in cali xoor-xoor meel u dhaw qudbad ku qabtay dadkana lacago ugu qaybinayay taas oo sababtay in marwada oo hadlaysa meesha lagu cidleeyo sidoo kale dadka waxa uu ku xidhi jiray ama shaqada kaga eryi jiray kulmiyaad taageersantahay

hadaan intaa kaga nimaadno guulwayntii uu cali xoor-xoor uguul wadayn jiray dawladii daahir rayaale maqaalkan maqaalka xiga waxaynu ku eegi doonaa guulwaynta uu uguulwadeeyo xukuumada silaanyo doorka uu ku leeyahay deegaamaynta berbera ee beesha madaxwaynaha iyo sida uu siyaada ugu haftay balse waxaan idinku dhaafayaa tuducyo kamida maansadii caan ka ahayd ee uulahaa ALLE ha u naxariistee abwaankii weynaa IBRAAHIN GADHLE

MASKAXDAADU YAY NOQON

MAQAL LAGULA LEEYAHAY

OO TOBAN MUFTAAX IYO

LAGU FURO MASAABIIR....

MIDIGTAADU YAY NOQON.

MID TOLKEED U MURUQ WAYN
....
MAGACAAGU YUU NOQON

MID XUMAAN KA MARAG KACA


QALINKII: XASAN JIRDE MAXAMUUD (DANJIR)

EMAIL.. shabeel450@live.com

tell: 0634778586


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured