MADAXWAYNE:SHEEKADU MA DHAGO GEEL IYO DHALASHABA HALKOODA MA DHAAFAN BAA? WASARADII MACDANTA IYO BIYAHA MA REERKIINAY DHAAFI WAYDAY. BY:MAXAMED MAHAD

0
Thursday May 23, 2013 - 19:45:20 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWAYNE:SHEEKADU MA DHAGO GEEL IYO DHALASHABA HALKOODA MA DHAAFAN BAA? WASARADII MACDANTA IYO BIYAHA MA REERKIINAY DHAAFI WAYDAY. BY:MAXAMED MAHAD

    MADAXWAYNE:sheekadu ma dhago geel iyo dhalashaba halkooda ma dhaafan baa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWAYNE:sheekadu ma dhago geel iyo dhalashaba halkooda ma dhaafan baa MADAXWAYNE:SHEEKADU MA DHAGO GEEL IYO DHALASHABA HALKOODA MA DHAAFAN BAA? WASARADII MACDANTA IYO BIYAHA MA REERKIINAY DHAAFI WAYDAY. BY:MAXAMED MAHADMADAXWAYNE:sheekadu ma dhago geel iyo dhalashaba halkooda ma dhaafan baa.
Wasaradii macdanta iyo biyaha ma reerkiinay dhaafi wayday.
Dalka waxa ku habsaday waa waxa lala yaabo sida dhacday manta dalka waxa ka jiraa waa wax aan hore u soo marin waxa ka socdaa waa soo eego iyo u abwaal gud iyo iska dhaadhicin ay sameeyeen dadka masuulka ka ah dalka ee xilka oo dhiibta ayna wadaan wasiirada shaqalaysiinta qaraabadu ku dheertahay oo ka tirsan xukuumada madaxwaynaha ka yahay axmed maxamed maxa,mud silaanyo isagu ku dhaartay in dalkan iyo dadkan ku dhiqi doono cadalad iyo daryeel ,madxwayne meesha waad ku ceebaysantahay shaaraf taadii waxa dhaa wacay wasiirada aad haybta wadaagtan manad ka war hayn mise waa cadalad daradii aad bilowday ayaad ku balamisay dhamaantood.

Cadalad darada dalka wax kow ah raga abaal gud u samaynaya rag kale ee ku gaffaya dadka shacabka ah waxana jira dowlada dhexdeeda hebal u danee baa taala ee madaxwayne waxa aad ahayd nin loo han waynaa oo aad loo dhowrayay wax qabadana laga sugayay ee war miyaanad ka hayn raggan kula dhacaya shaabada khadka cas leh qarrankan khiyaameeyay,madaxwayne raga wax ka qabo mahmah somaliyeed baa ahayd cimri tagay ceeb laguma sagootiyo .

wasiirada cadalad darada ku haya shaqaalaha waxa ka mid ah wasiirka macdanta iyo biyaha,wasiirka duulista iyo hawada ,wasiirka madaxtoyada ,waa wasiirada wada shaqalaysiinta oo reer qudha ah waana cadlada daro ugu way inan u madan loo sinan oo dad gooni ah loo shaqeeyo wax laga xishoodo , hadaba waxa dhacday inay wasaradaha ay masuulka ay ka yihiin ka shaqalaysiiyaan reer qudha oo ah reer rahooda waxana ay yidhaah daan soo daydayo halkaad rabto deedtan waxa dhacda in miskiin yar dibada looga tuuro shaqadiisa oo midna ku waayo shaqo midna lagu siinyo waa cadalad daro wayn,sida ayaxa ayaa lagu dagay dhamaan wasaradahaa lakin dadkaasi maaha shaqaale dowladeed ee waxa ay la socdaan wasirada mark wasiirku meesha ka tago way raaci doonan iyo dowladan imika jirtaa inshaa allaah.waa sida wax u socdaan weeyi taasi waxa ay keenaysa nin wal oowasiir noqdaa inuu keeno shaqaale kale waana wax nidaamkii dowlad nimada ka baxsan .
dadna shaqo la,aan mayaan oo tahriibi maayaan inta shaqadoodii laga eryo , ragna shaqo ku wadh wadhan maayan waana wax aan dhacay hadaba waxa aan leeyahay waa wax aan loo dulqaadan doonin waxa in uu kolba kii masuuliyada hayaa siduu doono ka yeel tana mid la sugo maaha waa in wax laga qabtaa.tusaale fiican waxa aan u soo qaadan karaa hal wasarad ah oo ah wasarada macdanta iyo biyaha.
wasaarda macdanta iyo biyaha waxa ka wasiira ninka la yidhaa xussen cabdi ducaalewasarda dhamaan wuu wada badalay systemkii waxana uu u gacan galiyay cida gaar aha oo ah reer kooda meeshaa cid taraxdaa ma jirto haybtiisa waana sidan wasiirku waxa uu la wareegay qaybtii ka madaxa bananayd hyro-carbon ka oo agaasime lahan jiartay isagaa is hoose geeyay,waana ku wan waax yaha dhaman la wada wareegay si cadaladaro ah,
1.wasiirku waxa uu la wareegay qaytii hyro-carbon oo lahayd agaasime u gaar ah h/j
2.agaasimaha waaxda mamulka and xisaabadka h/j
3.agaasimaha waaxda biyaha h/j
4.agaasimaha waaxda tamarta waa inan abti uu yahay
Madaxwayne ,waxay ay ku mahmahda dhago geel iyo dhalashaba halkooda ma dhaafaan.
Ee Wasaradii macdanta iyo biyaha ma reerkiinay dhaafi wayday,
Madaxwayne ma cadalad baa mise waa cadalad daro In waxaasi oo dhami dhacaan ma cadalad baa in dad gaar meel kasta lag wada shaqaaleyo dee waxa ay noqonaysaa in dadka cid ku tiirsan ayshaqo helaan sida ku wa ku tiirsan wasiirada ka kale tahriibo marka u cid uu u ciirsado waayo ,markaa manta waxa shaqo helaya inanka haysta wasiir miyaa , laakiin ka kale waxa uu manta miciinsaday waa tahriib waxa laga tahriibayaana waa wasiirada eexdu ku dheeratay oo dhulkii looga dhaqaaqay waa wasiirada iyo dowlada.
Waxa rag badan oo ku jira wasiidu ku waddan dhalinyarda ay kaga saarayaan qaar soo shaqaynayay inti Somaliland dhisnay ayaa maant dibada loo soo tuuray oo manta dibad wareeg shaqsiyaad gaar ah oo la wadto ayaa lagu buuxiyaa meel kasta oo ka mid ah wasaradaha dowlada iyo wakaladah dowlada ,marxalada maantu waxa weeyi dadna waan daryeela oo u daacad baan ahay dawo cudur mar ay tahay anigaa dabiib u ah dadkale la siinay oon loo sinaanay iyo sabankan manta ah waa inoo silsilad xidhan intaan xerada joogne .
By:maxamed mahad ,mmc881@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured