Qiso Aad Iyo Aad U Cajiib Ah Oo Mudo Hore Ka Dhacday Wadan Kamid Ah Wadamada Carabta.

0
Tuesday April 30, 2013 - 11:10:03 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiso Aad Iyo Aad U Cajiib Ah Oo Mudo Hore Ka Dhacday Wadan Kamid Ah Wadamada Carabta.

    Asc dhaman Akhyaarta sharafta leh Ee xogreebnews- .Qisaddan waaa Qiso dhab ah waxa ay ka dhacday wadanka Masar gaar ahaan Magaalo madaxda QAAHIRA.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asc dhaman Akhyaarta sharafta leh Ee xogreebnews- .Qisaddan waaa Qiso dhab ah waxa ay ka dhacday wadanka Masar gaar ahaan Magaalo madaxda QAAHIRA. Qiso Aad Iyo Aad U Cajiib Ah Oo Mudo Hore Ka Dhacday Wadan Kamid Ah Wadamada Carabta.Asc dhaman Akhyaarta sharafta leh Ee xogreebnews- .Qisaddan waaa Qiso dhab ah waxa ay ka dhacday wadanka Masar gaar ahaan Magaalo madaxda QAAHIRA.
Guri Cimaarad ah ayaa waxa qabsaday dad waxa deganaa shuqo ka mid ah Cimaaradaas Gabar iyo ciyaalkeed iyo Hooyadeed oo duq ah yacni De ,ah .Gabadhii waxa ay bilowday inay daabusho ciyaalkii oo badbaadiso Ugu dambayntii dabkii waa soo dhowaaday waxana u haray Hooyadeed iyo cunug yar oo markaas naas dhuug ah .

Waxay samayso ayay garanwayday Ma Hooyaday mase Cunugayga oo beerkayga ah ban badbadiyaa .
Waa arin culus Ilaahay gabadhii waxa uu waafijiyay inay Hooyadeed qaado cunugiina waa ka tagtay . Ugu dambayntii Meeshii dhan waa gubatay Gaas iyo wax baa isku qarxay . ayada oo u jeeda . Markii dab damis yimi oo la damiyay meeshii ayaa la raadiyay dadkii .
Shiikhii arintan sheegayay waa dhaartay walahay buu yiri waxa loo yimi Cunugii yaraa Oo aan Saxar Gaarin meeshiisii Oynaya Sariirtuu ku jiifayna waa gubatay meelkasta waa gubatay Dambas bay noqotay .
Ilaahay Awoodiisa waxa uu badbaadiyay cunugii yaraa .Sababtaana Yaa lahaa Waa xaqqa waalidka .Ilaahay hanaga dhigo kuwo waalidkood Adeeca oo Xaqoda Siiya .Aamiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured