Sida ugu fudud ee lagu ogaado qofka jaceylka uu haayo

0
Monday April 29, 2013 - 08:16:41 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 6739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sida ugu fudud ee lagu ogaado qofka jaceylka uu haayo

    Inkasta oo ay adagtahay in la ogaado dareenka gudaha ee qof ka dhex aloosan, hadana culimada u koor gasha cilmi nafsigu waxa ay awood u leeyihiin in ay ogaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkasta oo ay adagtahay in la ogaado dareenka gudaha ee qof ka dhex aloosan, hadana culimada u koor gasha cilmi nafsigu waxa ay awood u leeyihiin in ay ogaan Sida ugu fudud ee lagu ogaado qofka jaceylka uu haayo
Inkasta oo ay adagtahay in la ogaado dareenka gudaha ee qof ka dhex aloosan, hadana culimada u koor gasha cilmi nafsigu waxa ay awood u leeyihiin in ay ogaan karaan dareenka gudaha ee qofka lagu sameeyo darsaad ama waraysi lala yeesho. Hadaba culimada ku xeesha dheer cilmi nafsiga waxay isla garteen in astaamahan soo socda yihiin kuwa lagu aqoonsan karo qofka jacaylku hayo.
1 — Qofka jacaylku hayo waxa lagu gartaa inuu dhidido eyadoo jawigu qabaw yahay ama dhexdhexaad yahay, waxaanay culimadu ku ciliyeen inay arintan sabab u tahay fikir fara badan oo qofka wax jeceli ku maweeliyo naftiisa iyo isagoo sawirta humaagyo uu ku hantiyayo qofkuu jecelyahay kuwaas oo kor u qaada heer kulka xubnaha jidhka oo dhan.

2 — Qofka wax jecel waxa lagu gartaa inay ku yaraato go’aan qaadashado, waxaana kaliya ee uu wax ka maqlaa lamaanahiisa oo run iyo beenba si fudud uu wax uga qaato.
3 — Qofka wax jecel waxa inta badan ka agdhaw oo aan laga waayin la taliyayaal maqaar saar oo uu si joogto ah ugala tashado isbedelka maalinlaha ah ee soo foodsaara arintiisa jacayl,l aakiin talooyinka la siiyo waxa u cuntama oo kaliya wixii taageeraya sii noolaanshaha xidhiidhka lamanahiisa, hasa yeeshee wixii ka dhana ma qaato xitaa hadii karaamadiisa iyo sumcadiisu ku jirto.
4 — Qofka jacaylku hayo waxa lagu gartaa wuxuu inta badan xiiseeyaa cuntooyinka fudfudud “fast foods” sida jaamka sanwijka iwm isagoo inta badan ka waji dadba cuntooyinka culculus sida hilib geela, fuulka iwm.
5 — Qofka jacaylku hayo waxa lagu gartaa inuu tago qolka hurdada ugu yaraan laba saacadood ka hor xiliga hurdada si uu kaligii naftiisa ula shawro una dejiyo dariiqada ugu haboon ee uu kusii wada karo wada socoshada isaga iyo lamaanahiisa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured