Muxuu yahay firqiga u dhaxaya Dookh iyo jaceyl wax badan ka ogow…

0
Monday April 29, 2013 - 08:14:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 3659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Muxuu yahay firqiga u dhaxaya Dookh iyo jaceyl wax badan ka ogow…

    Dookh ereygan asal ahaan wuxuu ka yimid afka carabiga ذوق waa dhehden marka af soomaaliga waxaa loo adeegsaday wax laga helo, laakin jacaylka waa wax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dookh ereygan asal ahaan wuxuu ka yimid afka carabiga ذوق waa dhehden marka af soomaaliga waxaa loo adeegsaday wax laga helo, laakin jacaylka waa wax
Muxuu yahay firqiga u dhaxaya Dookh iyo jaceyl wax badan ka ogow…

Dookh ereygan asal ahaan wuxuu ka yimid afka carabiga ذوق waa dhehden marka af soomaaliga waxaa loo adeegsaday wax laga helo, laakin jacaylka waa wax qalbiga dega mar kasta laga fikiro oo lagu dadaalo in helo tusaale waxaad dhahaysaa aniga dookheygu waa gabdhaha dhaadheer ama kuwa buurbuuran waxaad ka wadaa waan ka helaa laakin jacaylka rasmiga ah ma dhici karto inaad jaclaato gabdhahaas oo dhan laakin waxaad leedahay fartuun waan jeclahay qalbiga ayay igaga jirtaa habeen iyo maalin waan ku fikiraa kan waxaa la dhahaa jacayl marka waxaan leenahay dookhu waa ka helid jacaylkuna waa nafta oo xuro sidii loo heli lahaa xabiibka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured