MAAREYE XOOR XOOR IYO MIDABKA CASAANKU KU JIRO

0
Tuesday April 23, 2013 - 20:22:48 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAREYE XOOR XOOR IYO MIDABKA CASAANKU KU JIRO

    Abdi kadir Yool Uk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abdi kadir Yool Uk MAAREYE XOOR XOOR IYO MIDABKA CASAANKU KU JIRO

Maareye xoor xoor iyo midabka Casaanku ku jiro
Taaga waxa loogu sheegay inuu gobolka gacanta kuwada dhigo hase ahaate taladab akumuu darin In badaha waawayn laga soo sheegi hadba waxa ku suganyahay !!!!___bal u fiirso hada markuu shaqada ka rawaxo ayuu booqanaya saldhigiisa Lixaad ee dhamasto u dhaw ,waxa uu ku gadaaman saldhigaa mara wada guduuda !
Qormadani waxay salka ku haysaa darasad laga sameeyey maareye ali xoor intuu maamulka dekada hormuudka ka ahaa haatana u maareyaha ka yahay ayaa mudadaa oo aan ahayn muda yar oo aynu odhan karnaba waxa uu la fil yahay intay jamhuuriaydan curdinka ahi jirtay .

hadaan dib ugu yar laabto mudane cali xoor waxa shakhsiyaadka markaynu dalka dib ugu soo laabanay halgan dheer dabadeed inoogu yimi barbara isagoo ah cali soo dhacay
waxa uu markiiba lasoo kala baxay tuulkiisii uu aqoon ahaan u bartay oo ahayd mihnada afka qalaad loogu yeedho (ellectrical enginer )hadaba kaalintaasi kamay banaany ee waxa magaalada iyo dekadaba ka banaanayd jago ku xigta full enginerka oo ahayd duubista daynabooyinka dekada dhex yaala cali waagaa waxa uu ahaa nin yar oo waaya badan soo maray hadana u adkaysan waayey bilaa camalka sidaa awgeed shaqadaa kal iyo laab ayuu ka jeclaa inuu sii wado ___Ilay samraa sadkii waa gaadhaaye siduu ugu dhex jiaray qaybtaa farsamada ee dekada dekadana ay haystaan ragii xoraystay oo ahaa mujaahidiintii SNM ta sooca ayaa waxa qabsaday Maxdawayne cigaal eebe naxariistii jana ha ugu deeqee ayaa usoo magacaabay inuu noqdo maareyha dekada barbara isagoo waxyaaba badan ugu xilanaya
waa ta koowaade waa nin samir badan, waa nin dulqaad badan waa nin wax wadaaga ogol hase ahaate sifada shanaad iyo ta lixad ayay dadka damiirka leh isku jiidhaan !!!!
waxa uu cali la kawsaday maamul cusub iyo dal cusub oo qabyaa ,tasaa waya badan hdaxal siisay .
hadaba hadaan usoo daadago dulucda aan qormadan uga jeedo iyo midabkan cas waxa uu cali u xisho,sidaynu ka wada xasuusano inteena rer bararadii hore ahi waxa uu cali intuu xukuumadihii udub ahayd ee isaga danbeeyey la shaqaynayey waxa uu caanka ahaa ilkihiisuna jarayeen casaanka aad u jelcelyahay gaar ahaan haweenka dhagta iyo midabaka casaanka ku dheehan yahay ,waxa taa marag iigu fillan mar aanu ku kulanay flight uu dubai kaga soo anabaxayey ayaa waxa aan ka xasuustaa midabkaa cas oo ku lamaan iyo tusbax madaw oo qoorta u sudhan .
hada iyo intay xukuumadan kulmiye dib ugu soo magacawday jagada mareyenimada ayaa waxaa cali ku sooo kordhay laba darajo oo xaga casaanka kusii dhiirinaya ama aanu ka maarmi karinba haduu meel baxayana hadalkeedaba daa ,halka dadka ku xeeran laga soo xiganayo in mar gaadhiga hawl looga bahaday uu sii toosa u diiday isagoon rabin inanay isag mooyee cid kale aanay kaxaysan karin labada kusoo kordhay
waa gaadhiga cas iyo koodh cas oo sida sawirka idiinka muuqata uu duhur cad xeebtaa ad aragto uu ku gaashamanyahay .
Guntii iyo gababadii waxay daraasadu muujinaysaa inuu cali casaanka wax ka dareemay ama curuufyadiisii ay khaldeenAllaw madaxda saaxil xaqa kusoo dabaal
On site :Abdi kadir Yool UkPhone no: 00447958301645



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured