Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…

0
Monday April 22, 2013 - 22:02:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…

    Xasan jirde aw maxamud (danjir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasan jirde aw maxamud (danjir

Maayarka Gabiley Iyo xil.C/lahi black Oo Awood Dad Dan Yar ah Kaga Qaaday beero…

Qaybti 3 aad (Magacagu yuu noqon mid xuuman ka marag kaca )

Hadi umada uu shaqeeyiiyo laga dhiigo adeege ha is odhan cidi kuma arkayse beero qaado)

Akhristayaal rali ahaada intiini qaybtii hore lasocotay.hana moodina in aan mawduuci ka baxnay ee ciiwankaynu u bedelay sidi saxda ahayd

Akhristayaal waa markaleiyo maqaaladeeni ta xanaha aha ee aynu kaga waramaynay dulmiwadayaasha kuna tageeraynay dadka dan yarta ah ee la dulmay iyo xaqa ,waxaynu maanta wax yar ka miilicsan doona tariikh siyaasadeedka dulmi wadayaasha,

Bal aynu ku horayno maayarka gabiley Shacayb maxed muuse waxa uu ahaa inan yar oo maryo ku dhex iibiya dariifka bacad laha gabiley waligiina an inta dhafiin, hase ahaate markii uu socday olalahii dorashada madaxtooyada xisbiga kulmiye talada kula wareegay wakhtigas oo dhamaan siyaasiyiinti miisanka lahayd ee kasoo jeeday gobolka gabiley.dhamaantood ka baxeen xisbigi talada hayay ee udub, xilalkii ay hayeena iska wada casiilay ayaa odayaal faro ku tiris ah dhuuni ahaan ugu hadhay xisbigi udub ay keexeyeen Shacayb maxamed muuse markay wada diideen dhamaan wax garadki iyo siyaasiinti kale una geeyen Dahiir Rayaale madaxwayne Dahiirna waxa uu magacabay xil waxba kama jiiran ah ileen madaxwaynuhuba caqlu leeyahay ee oo wuu arkayaa ninka lo keenay waanu ogaa in ninkani cod u keenay waanu u magacabay wasiir‘uul dawlaha hawlaha guud iyo guryayta oo uu wasiirka ahaa rug-cadaga Siyaasiga ah Siciid Sulub,ahana raga madaxwaynaha ugu dhow

Beelaba wata danbayse ninkii shacayb een walligi arag meel wax lagu maamulayo waxa uu so racay odayaashi uu geeyay madaxwaynaha waxanu dhafi wayay meheradi yarayd iyo gabiley,halku taga masaga yaqaan meelkale iyaadaoo ay sida tahay ayaa madaxwayne Rayaale maalmiihi uu danbeeyay olalaha dorashada madaxtooyada waxa uu yimid gabiley waxana la kulmay odayaashi uu geyey iyo shacayb oo maalitii uu magacabay ay iskugu danbaysay shir iyo isxog-waraysi ayaa la galay waxa uu hadalki socdaba shacayb ayaa la wareegay hadalki halkii wax kale laga suugayay wasiirka ayaa waxa uu ku dhawaqay in dhamaan beesha (qadiijo-wayn way ku tageersantahay) madaxwayne Rayaale yaab,oo is yidhi maa beeshi gobolka gabiley ayaa magacii laga bedelay,

Waa kaf iyo kala dheeri.halka uu shacayb marayo.oo aha jufada ugu hosaysa ee beesha uu dhulka uu boobayo iyo codka dahiir ka doonayay bal fajacan iyo amaagagan eega shacayb ma wasiir qaranbu aha oo meetela dhamaan beelaha gobolka gabiley miise wasiir bahda( qadiijo wayn)

Fashiilaadba wata so socote

.lasoco qaybta danbe,

Xasan jirde aw maxamud (danjir)

Tel;4778586

Email shabeel450@live




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured