Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa oo Lix Caano Maal Hawada ka maqan

0
Wednesday September 11, 2013 - 20:13:03 in Featured by Super Admin
  • Visits: 2495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa oo Lix Caano Maal Hawada ka maqan

    Hargeysa(xogreebnews.com) Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa ayaa Lix Caano maal aan hawada laga maqal, ilaa hadana lama oga cilada haysata ee keentay in la maqli waayo. Ilo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa ayaa Lix Caano maal aan hawada laga maqal, ilaa hadana lama oga cilada haysata ee keentay in la maqli waayo. Ilo Hargeysa(xogreebnews.com) Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa ayaa Lix Caano maal aan hawada laga maqal, ilaa hadana lama oga cilada haysata ee keentay in la maqli waayo. Ilo wareedyo u dhuun daloola Wasaaradda Warfaafinta ayaa Waaheen u xaqiijiyay in aanay muddo Lix cisho ah Idaacadii Weynayd ee Radio Hargeysa aanay hawada soo galin, waxaanay xuseen in ay ku timi cilad aan ilaa hada farsamadeeda la helin. Idaacada Weyne ee Rdaio Hargeysa waa markii sadexaad ee ay muddo intaas leeg hawada ka baxdo, halka marar kooban dadku dareemeen, balse markii danbe loo dalbay Farsamoyaqaano ka soo jeeda Dalkii sameeyay, kuwaas oo ku guulaystay. Arrintan ayaa la sheegay in ay khilaaf ka dhex abuurtay Xukuumadda isla markaana waxa la sheegay in loo dalbay Farsamayaqaanadii af garanayay, kuwaas oo ku kacaya lacag badan. Masuuliyiinta Xukuumadda ayaa aad u soo dhaweeyay keenitaankii Idaacada, hase yeeshee mar kasta Wasiirada Wasaaradaasi waxay ku lamaaneeyaan dhibaatada ay leedahay oo ay ugu horayso Isticmaalka Shiidaalka oo badan iyo iyadoo farsamo ahaan ah mid casri ah oo u baahan kharash dheeraad ah marka ay Cilad ku timaado. Ilaa hada wasaaradda Warfaafintu kamay hadal arrintan, wasiirka Wasaaradda oo aanu xalay isku daynayna noomay suurtogelin in aanu khadka Telefoonka ku helno.cource waaheen.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured