Xisbiga Waddani oo Qoraalo diblumaasiyadeed oo u ku Diidan yahay Heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia u Diray Beesha Caalamka....

0
Friday August 02, 2024 - 18:35:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani oo Qoraalo diblumaasiyadeed oo u ku Diidan yahay Heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia u Diray Beesha Caalamka....

    Xisbiga Waddani oo Qoraalo diblumaasiyadeed oo u ku Diidan yahay Heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia u Diray Beesha Caalamka....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani oo Qoraalo diblumaasiyadeed oo u ku Diidan yahay Heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia u Diray Beesha Caalamka.... Hargeysa(Xogreeb.com)-Ilo-wareedyo looga qaateen ah oo u dhuundaloola madaxda ugu saraysaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa Warbaahinta Xogreeb Media u sheegay in Xisbiga Waddani qoraalo diblumaasiyadeed u qoray wadam badan oo reer galbeed ah, safaaradahooda Nairobi uu ku socodsiiyay.
ujeedada iyo nuxurka ay qoraaladan diblumaasiyadeed ay xambaarsan yihiin ayaa lagu sheegay inay tahay codsi ah inaanay wadamadaasi taageerin heshiiska isfaham ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya. 
xoggaha la xidhiidha dhacdadan, ayaa daaha ka fayday Wadaamada qoraalada lagu socodsiiyay ay kamid yihiin Norwey, Holland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured