Ilmo yar oo Musqul lagu Riday oo Ciidamada Dabdemisku Musqul ka soo saareen isagoo Mayda.

0
Wednesday July 24, 2024 - 22:56:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilmo yar oo Musqul lagu Riday oo Ciidamada Dabdemisku Musqul ka soo saareen isagoo Mayda.

    Ilmo yar oo Musqul lagu Riday oo Ciidamada Dabdemisku Musqul ka soo saareen isagoo Mayda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilmo yar oo Musqul lagu Riday oo Ciidamada Dabdemisku Musqul ka soo saareen isagoo Mayda. Boorama(Xogreeb.com)-Ciidanka Dab-demiska Boorama ayaa lagu soo wargeliyay gurmadka Ilmo yar oo lagu Riday Musqul kuna taalla Xaafada Jarka ee degmada Sheekh Cabdisalaan.
Ciidanka ayaa ka hawlgalay sidii ilmahaas looga soo saari lahaa Suuliga, waxaana ciidanku Maydka Ilmahaa yar ka soo saareen Musqushaas.

Kadib ciidanka Dab-demiska ayaa Ilmahaas yar Maydkiisii geeyay Cisbitaalka weyn ee Magaalada Boorama.
Ciidanka dab-demiska wuxuu uga digayaa dadka falalka noocana ku kaca in sharciga la marin doono kana waantoobaan falalkaa arxan daradda ah.
Hadii aad la kulanto masiibo dab soo wac lambarka gurmadka degdega ah ee 990 shirkadaha Telesom/ Somtel.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured