SARE U KACA QABYAALADA MA SABANKAA WATA MISE SIYAASIGA

0
Monday July 22, 2024 - 21:29:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SARE U KACA QABYAALADA MA SABANKAA WATA MISE SIYAASIGA

    SARE U KACA QABYAALADA MA SABANKAA WATA MISE SIYAASIGA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SARE U KACA QABYAALADA MA SABANKAA WATA MISE SIYAASIGA
Sidaan la wada socono waxa guud ahaan gayiga soomilidu degto sare u kac xoogaji ku yimid qabyaalada iyo adeegsigeeda waxaanad moodaa in saban kastaa kii ka horeeyay ka sii daranyahay oo ay xakhkaha sii gosanayso bulshadana ugu fidayso sida xanuunka #CANCER ka waxay dhibaato weyn ugaysatay wada noolaanshaha bulshooyin isma hurta ah kuwaas oo ah dhal iyo dhasheed oo aan ssinba u kala maarmin wadaagana ceel iyo cashinba waxay wiiqday hor u socodkii noloshan casriga ee maanta AADAMUHU noolyahay hadaba hadaan intaa kaga imaado dhibaatadeeda oo hadaan tiro aynaan ka gayoobayn su ashu waxay tahay 
Maxaa sababay sare u kaca qabyaalada ?
Ma siyaasiga mise sabanka ? 
Hadaan ka jawaabno su aalahan waxaan odhan karnaa labaduba waa u bud dhig korodhka qabyaalada 
SABANKA : #hor umarka aadamuhu ka gaadhay nolosha waxuu inagu soo kordhiyay waxyaabo badan oo aynaan aqoon u lahay adeegsigoo sida SOCIAL MEDIA oo dunida kale uga faaidaysato hor umarka balse inagu u isticmaalnay cakiska inteena badan ku qorno ku baahino waxyaabo bulshada ku geenaya dhaawac ,kal fogaansho iyo is nac waxyaabaha sabanku leeyahay ee sara u kaca qabyaalada waxa kamid waxa kala batay tirada dadkeena iyo fursadaha shaqo ee jira marka loo eego tirada dhalinyada wax baratay ee jaamacada ka soo baxay maanta guri kasta wax jooga dhalinyaro wax bartay oo bilaa shaqo ah nin kasta oo xil dawladeed haya ama ganacsi leh waxa ku xeersan intaas oo dhalinyaro qoyskiisa ah oo wax bartay cadaadis badana lagu saarayo siduu shaqo usiin lahaa marar badan ku kalifta inuu baal maro sharciga iyo cadaalada ....
Qaybta 1 aad 
Qore : XASAN JIRDE MAXAMUUD.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured