Heshiiska is afgarad ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia waxa weeyi dhiig joojin yimid xiligii ku haboona". Siyaasi Nuraadiin Diini

0
Monday July 22, 2024 - 21:22:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiska is afgarad ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia waxa weeyi dhiig joojin yimid xiligii ku haboona". Siyaasi Nuraadiin Diini

    Heshiiska is afgarad ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia waxa weeyi dhiig joojin yimid xiligii ku haboona". Siyaasi Nuraadiin Diini

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heshiiska is afgarad ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia waxa weeyi dhiig joojin yimid xiligii ku haboona". Siyaasi Nuraadiin Diini
Heshiiska is afgarad ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ethiopia waxa weeyi dhiig joojin yimid xiligii ku haboona, memorandum of understanding [MoU] wuxuu daaha ka fayday sadex arimood oo mihiima kuwaasi oo la'aantii si kasta aan suuro gal u noqdeen in Somaliland ka baxdo, fahamto, ama ku dhiirato. 
1- Somaliland waligeed kamay baxdeen duliga iyo adoonsiga ay Djbouti ku haysay kaasi oo ahaa dhib danaysi oo siyaasigeedu baday, waxaan odhan karaa ilaahaybaa miyirkii iyo maankii nooga soo celiyay.


2- Wuxuu dunida baray, fahamsiiyay kiiska aqoonsi ee Somaliland sharci ahaan, maantana waa lagu dhiiran karaa in kiisas sharci la furto. 

3- Wuxuu hungo madhan is taajiyay kuwii islahaa Somaliland qaran ahaan weyjabtay, sidoo kale wuxuu nabar ku noqday kooxda mooriyaanta ah ee Xamar kuwaasi oo dan Umadeedd aan waddin mid shaqsi mooyee. 
Sidaa darteed waa mashruuc lagu guulaystay inta hordhaca ah ee uu ilaa hadda maraayo, haddii uu heshiis u gudbana kaba sii weyn oo waa allalaas iyo mushxarad.
Qore Siyaasi Nuraadiin Diini


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured