Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

0
Thursday June 20, 2024 - 01:18:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

    Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Safaarada Somaliland ee Jabuuti...
London(Xogreeb.com)-Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, oo ku sugan dalka Ingiriiska, isla markaana u jooga hawlo gaar ah iyo kuwo shaqo, ayaa beeniyay Warar been Abuur ah, oo lagu faafiyay baraha Bulshada ee Facebook.
Safiirka oo Warbaahinta Xogreeb Media khadka Telefoonka kula xidhiidhay, isla markaana waxka waydiisay Wararka sheegaya in Safaarada Somaliland ee Jabuuti, lagu amray inay dalkaas ka baxdo, ayaa sheegay in Wararkaasi yihiin been abuur.
Safiirka Somaliland u Fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxa uu sheegay inay Wararkaas ay faafinayaan dad cadow ah, isla markaana waxku raadsada faafinta dacaayadaha, waxa u dadkaas kula taliyay inay beenta iska daayan.
Sidoo kale waxa u tilmaamay in shaqada safaarada iyo xidhiidhka wada-shaqayneed ee labada dalka aanay waxba iska bedelin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured