"Waxa cawa la goaamiyey madaxweyne c.raxmaan maxamed c.laahi cigaal (Ciro) madaxweyne dooraan inuu yahey". Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed.

0
Sunday June 09, 2024 - 23:22:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa cawa la goaamiyey madaxweyne c.raxmaan maxamed c.laahi cigaal (Ciro) madaxweyne dooraan inuu yahey". Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed.

    "Waxa cawa la goaamiyey madaxweyne c.raxmaan maxamed c.laahi cigaal (Ciro) madaxweyne dooraan inuu yahey". Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa cawa la goaamiyey madaxweyne c.raxmaan maxamed c.laahi cigaal (Ciro) madaxweyne dooraan inuu yahey". Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed. "Mansha Allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo.
Waxaan cawa ku faraaxsaney tageeraada iyo isgaraabtaagaa beeshii dhaqaanka iyo sandaladayaadii guud ee reer shixisaxaaq muujiyeen.
Geel duqbaa loo tuuma waa talaabo dhameystiirtay midnimada iyo walaaleynta reer sheekhi-saxaaq. S.land na waa calaamad mideyneysaa.
Waxa cawa la goaamiyey madaxweyne c.raxmaan maxamed c.laahi cigaal (Ciro) madaxweyne dooraan inuu yahey,isla markaana xisbiga wadaani yahey xisbuulxakiimka s.land hala xisbiga kulmiye noqdey xisbi mucaarid mudaada xilhayntiisa ka hadhey. 
Waxaan amiinsaney in kulmiye iyo ucid kaliinta labaad ku tartamaan doraashada madaxtooyada oo faysal cali waraabe kaga cad cadyey.
Xisbinimadana midkoodbaa baxaaye(wadaani iyo kaah) waa diyaar ee kii hadhilaahaa ee kaalinta sadexaad soo galilahaa isna isreebreebkooda aan sugno.
S.land guul dadkeedoo midooba dalkoo xasilooni siyaasadeed cagta saara.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured