"Somaliland, tuuganimadu waa derejooyinka ugu sarreeya ee la gaadho. Tuugadu waa xirfadda xoolaha ugu badan lagu helo. Haddii aad ku biirto tuugta waaweyn, ee iibiya alaabooyinka waaweyn ee la wada leeyahay". Abwaan weedhsane

0
Sunday June 09, 2024 - 22:15:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland, tuuganimadu waa derejooyinka ugu sarreeya ee la gaadho. Tuugadu waa xirfadda xoolaha ugu badan lagu helo. Haddii aad ku biirto tuugta waaweyn, ee iibiya alaabooyinka waaweyn ee la wada leeyahay". Abwaan weedhsane

    "Somaliland, tuuganimadu waa derejooyinka ugu sarreeya ee la gaadho. Tuugadu waa xirfadda xoolaha ugu badan lagu helo. Haddii aad ku biirto tuugta waaweyn, ee iibiya alaabooyinka waaweyn ee la wada leeyahay". Abwaan weedhsane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland, tuuganimadu waa derejooyinka ugu sarreeya ee la gaadho. Tuugadu waa xirfadda xoolaha ugu badan lagu helo. Haddii aad ku biirto tuugta waaweyn, ee iibiya alaabooyinka waaweyn ee la wada leeyahay". Abwaan weedhsane
Somaliland, tuuganimadu waa derejooyinka ugu sarreeya ee la gaadho. Tuugadu waa xirfadda xoolaha ugu badan lagu helo. Haddii aad ku biirto tuugta waaweyn, ee iibiya alaabooyinka waaweyn ee la wada leeyahay, sida garoonada, dugsiyada waxbarashada iyo dhismayaasha dawladdii kacaanka iyo gumaystihii caddaa laga dhaxlay, waxa hubaal ah in lagu ammaani doono, beeshaadu ku difaaci doonto; xataa kuu dhiman doonto, taageerayaal badana aad heli doonto. 


Haddii aad noqoto tuug safka hore ku tukada, culimadana u dhiiba abu-bidaarka, waxan hubaa in masaajidada lagaaga ducayn doono marka duray ama daaco-qudhun kugu dhaco, dhegahaagana laga ilaalin doono aayadaha iyo axaadiista ka hadlaya xatooyada, dulmiga, boobka iyo ku tagrifalka ammaanada.
Intii aanan garaadaysan, tuugta awoodda badan leh aad baan ula dagaalami jiray, balse markii gu’gaygii kordhay, waxan ogaaday inay dadkuba tuugta jecel yihiin, qofka u caayaana xaggooda uu ka yahay nin waalan oo cilaaj ah. Kolkaa anigu imika tuug weyn inan noqdaan ku talo jiraa, adigana waxan kugu dhiirrigelinayaa inad tuug noqoto.
Abwaan weedhsane.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured