Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa noqotay dekedda labaad ee ugu wanaagsan dekedaha Afrika.

0
Friday May 31, 2024 - 03:18:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa noqotay dekedda labaad ee ugu wanaagsan dekedaha Afrika.

    Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa noqotay dekedda labaad ee ugu wanaagsan dekedaha Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa noqotay dekedda labaad ee ugu wanaagsan dekedaha Afrika. Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa noqotay dekedda labaad ee ugu wanaagsan dekedaha Afrika.
Qiimaynta waxaa lagu soo saaray 10-ka dekedood ee ugu wanaagsan qaaradda Afirka, waxaana kaalinta koobaad kusoo baxday Dekedda Djibouti.
Warbaahinta Business Insider Africa, ayaa qoray tobanka dekedood ee ugu adeega wanaagsan qaarada Afrika, waxana marsada Berbera ay ka gashay kaalinta labaad.


Chinedu Okafor oo ah suxufi khibrad u leh ganacsiga iyo dekedaha. Waxaanu soo bandhigay dekedaha ugu horreeya qaarada Afrika.
Warbixintu waxay caddaysay in dekedda Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland ay kaalinta labaad ka gashay liiska kala horeynta dekedaha Afrika. Waxana sida lagu xusay warbixintan ka horreysa oo ka kaliya dekedda Jabuuti.
Waxa kaalinta saddexaad ku jirtay dekedda Conakry ee dalka Guinea, halka kaalinta Afraad ay gashay marsada Dakar ee waddanka Senegal.
Waxa kale oo lixda kala yihiin:-
5. Dekedda Matadi Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo.
6. Marsada Tema ee waddanka Ghana.
7. Dekedda Muqdisho ee Soomaaliya.
8. Dekedda Beira ee dalka Musambiig.
9. Dekedda Freetown ee Sierraleone.
10. Dekeda Toamasina ee waddanka Madagaskar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured