Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhawanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.

0
Friday May 31, 2024 - 03:15:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhawanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhawanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kulan la qaatay Odayaasha Dhawanka iyo Aqoonyahanka Caasimada qaar ka mida.
Hargeysa-30-05-2024-(Xogreeb.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, gamacsatada iyo dhalinyarada beesha degta Koonfurta iyo Bariga Caasimada Hargeysa, iyo degmada Sallaxley.
Waxa kulankaa lagaga wada hadlay in laga wada shaqeeyo lana xoojiyo danta guud ee Qaranka Somaliland meelna looga soo wada jeedo wixii Qarannimada wax u dhimaya.
Sidoo kale Kulankaa waxa la isku raacay in la dhiso lana taageero musharaxa madaxweynaha ee xisbi xaakimka Kulmiye iyo xukuumaddiisa.
Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday guul iyo is-afgarad buuxa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured