"Madaxweynuhu wuu is Hubaa, Ragii Ku Celcelin jiray Hadii Doorashada la Qaban-waayo, Yoomul-Qiyaamaha Dhacay... Xasan Sh. Iyo Ina Cumar geelle ayaa garanaaya Inay Xisaab khaldan Isku Dhufsadeene.." Kayd Cabdilahi Xandule.

0
Thursday May 09, 2024 - 23:21:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 181
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Madaxweynuhu wuu is Hubaa, Ragii Ku Celcelin jiray Hadii Doorashada la Qaban-waayo, Yoomul-Qiyaamaha Dhacay... Xasan Sh. Iyo Ina Cumar geelle ayaa garanaaya Inay Xisaab khaldan Isku Dhufsadeene.." Kayd Cabdilahi Xandule.

    "Madaxweynuhu wuu is Hubaa, Ragii Ku Celcelin jiray Hadii Doorashada la Qaban-waayo, Yoomul-Qiyaamaha Dhacay... Xasan Sh. Iyo Ina Cumar geelle ayaa garanaaya Inay Xisaab khaldan Isku Dhufsadeene.." Kayd Cabdilahi Xandule.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweynuhu wuu is Hubaa, Ragii Ku Celcelin jiray Hadii Doorashada la Qaban-waayo, Yoomul-Qiyaamaha Dhacay... Xasan Sh. Iyo Ina Cumar geelle ayaa garanaaya Inay Xisaab khaldan Isku Dhufsadeene.." Kayd Cabdilahi Xandule.
"Waxaa ii muuqata Kooxo Difoosayaasha Mucaaridka oo berrigii hore ku celcelin jiray Doorashada ha la qabto, nin hore oo jiray ayaa yidhi ilaahayow Qiyaamuhu dhacaa, waxa loogu jawaabaye wuu dhacayaaye maxaad u sii dhigatay, iminka markii la yidhi waa taas kubadiiye laata, ayuu Goolkii la yaraaday, waxay iminkana qorayaan Madax-weynaha halala Xisaabtamo.jabkii ciidanka soo gaadhay, lama awoodi waayin in laga hadlo lagana warbixiyo Cadaymaheedana golaha la soo dhigo, malaha isma maqlayside cida loo xil-qariyey ee laga Aamusay inay adiga tahay, lana doorbiday intay noqon lahayd mid.lagu kala dhaqaaqo in laysku xil qarsado eh, Haddiise lays qod-qodo oo.afka laga dhigi waayo, kusoco waxa kaaga soo baxana yey kula qadhmuunaan.
Waxaanu leenahay Madaxweynuhu wuu is hubaa tu hore iyo tan dambeba eh, idinka ayey idinka tahay Af gobaadsi wax kastaaba e marka ay hortiina timaadana indhuhu idin soo baxayaane, waxaa haboon i uu Qofku nin uu carinaayo garanaayo ka uu yahay, ragga aad doorashada qabo ugu Celcelinaysaan maaha kuwo cabsi ka qaba doorasho la qabto , Qoraxdoo duhur joogta ayey u soo badheedheen Gerri iyo nolol midkoode, xisaab khaldan ha qaadanina.


Xasan sh. Iyo ina Cumar geelle ayaa garanaaya maanta inay xisaab khaldan isku dhufsadeene, waa Cusubina u beryeye, yey idinkana idinka khaldamin, ayaan idin leeyahay. Wa bilaahi tawfiiq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured