"Musharax Cirro Waxa Looga Baahan Yahay Inuu Cadeeyo Aqbalida Natiijada Doorashada, Sidaa u Cadeeyey Madaxweyne Muuse Biixi

0
Thursday May 09, 2024 - 23:14:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 169
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Musharax Cirro Waxa Looga Baahan Yahay Inuu Cadeeyo Aqbalida Natiijada Doorashada, Sidaa u Cadeeyey Madaxweyne Muuse Biixi

    "Musharax Cirro Waxa Looga Baahan Yahay Inuu Cadeeyo Aqbalida Natiijada Doorashada, Sidaa u Cadeeyey Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Musharax Cirro Waxa Looga Baahan Yahay Inuu Cadeeyo Aqbalida Natiijada Doorashada, Sidaa u Cadeeyey Madaxweyne Muuse Biixi
Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule, ayaa sheegay in sadexda Musharax Madaxweyne u tartamayaa ay yihiin kuwii 2017-kii dalka madaxtimadiisa ku tartamay.
Siyaasi Kayd waxa uu ka dalbaday Musharaxa Xisbiga Wadani Cirro inuu cadeeyo inuu aqbalayo natiijada Doorashada Madaxtooyada.
Siyaasi Kayd oo arimahaa waxka qoray waxa uu dhigan yahay qoraal kiisu sidan.


Hadalkaas Madaxweynuhu Sheegay wuu Cad yahay, Sadexda Murashax ee tartamayaa, waa Sadexdii doorashadii hore ee 2017 aynu kala dooranay, intii ka dambaysayna nin waliba Sidii uu u dhaqmay waxtar iyo waxyeelo wixii uu la yimid  dadka ayaa ka garsoore ah, Codkooda ayaana laga arki doorashada soo socota.
Ciyaartiina waa taa rigooreyaasha la dhigaye nin walba ha laato natiijadana haw hogaansamo, no sheeko raajaa dambe, Cirona waxaa looga baahan yahay intaas Madax-.weynuhu public-ga ka cadeeyey inuu ka Cadeeyo public, way dhaaftay waqtigii kuwa yaryar meelahaa wax ka shubi jireen, ee ay ku hadli jireen Masuuliyad aanay lahayne, gacani waa ninle u go dee Ciro ayaa la sugayaa. Wabilaahi tawfiiq.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured