Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

0
Sunday March 10, 2024 - 08:35:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 58
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya
Hargeysa(Xogreeb.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa cambaareeyay heshiiskii saldhiga millatari ee badda ah ee ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya.
Madaxweyne Geelle oo u warramay Jeune Afrique oo laga leeyahay faransiisiiska, ayaa sharci darro ku sifeeyay heshiiska is faham ee ay wadagaleen Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1dii bishii January 2024ka.
Lama garanayo sababta indho la’aanta ah ee Madaxwegnaha Jabuuti uu u csambaareeyay heshiiskan, waxaanu dhawaaqiisu daandaansi ku yahay dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured