"Raggii Ciidanka Qaran laayey ee Maydkooda Iyagoo jeesjeesaya....Haddii xisbiga dhaqankiisu Caynkaas yahay uu Somaliland bulshadeeda Cod kaga helo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

0
Sunday February 11, 2024 - 22:43:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 95
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Raggii Ciidanka Qaran laayey ee Maydkooda Iyagoo jeesjeesaya....Haddii xisbiga dhaqankiisu Caynkaas yahay uu Somaliland bulshadeeda Cod kaga helo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    "Raggii Ciidanka Qaran laayey ee Maydkooda Iyagoo jeesjeesaya....Haddii xisbiga dhaqankiisu Caynkaas yahay uu Somaliland bulshadeeda Cod kaga helo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Raggii Ciidanka Qaran laayey ee Maydkooda Iyagoo jeesjeesaya....Haddii xisbiga dhaqankiisu Caynkaas yahay uu Somaliland bulshadeeda Cod kaga helo". Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule
"Wasiir waxaanu ku bogaadinaynaa inuu dalku noqdo mid sharcigisu shaqeeyo, Suurtogal Maaha wax la eegan karona maaha raggii Ciidanka qaran laayey ee Maydkooda la dul geraayey inay iyaga oo jeesjeesaya oo xayeysiinaya raggii falkaa geystay, qosol inagu yidhaahdaan hebel Murashax ka dhigta, inay Ciidankeenii Goojacade ku dhintay, kuwona badanina  gacanta Cadawga galeen ay iyagoo faanaya yidhaahdaan waa laydinka  adkaaday allaylehe, iyadoo aynu ka dheregsanahay inay gacansiinta cadawga iyo dhibka Ciidanka soo gaadhay ay lahaayeen Xisbiga ragga ka taliyaa, Xirsi si aan qarsi lahayn wuxuu inoo yidhi Waanu idinka adkaanay waydaan qiranayne, Su aashu is waydiinta lihi waxay Xirsi adkaanta Ma wuxuu u yaqaanaa Ciidanka qaranka oo dhabarka laga jebiyo.
Haddii xisbiga dhaqankiisu Caynkaas yahay uu Somaliland bulshadeeda Cod kaga helo waxay ka dhigan tahay Somaliland ma jirto, Haddii ay xukuumadu ku sii eegatona oo ay dadka iyo dalka ku daawato kuwa dhaqankaas caadaystay, waxay noqonaysaa dambi, waan bogaadinaayaa Inay dawladnimadu Shaqayso. Wasalaamu calaykum.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured