Suldaan Cade-gude iyo Caaqil Jambiir oo ku Go'doonsan Jabuuti iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Geelle oo ka Cudur-daartay inay La Kulmaan... Ujeedada Safarka Odayaasha Nus-danbeedka Waddani oo ah Taageero dhaqaale iyo Ganacsadde Maxamed Aw Siciid....

0
Sunday February 11, 2024 - 22:38:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Cade-gude iyo Caaqil Jambiir oo ku Go'doonsan Jabuuti iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Geelle oo ka Cudur-daartay inay La Kulmaan... Ujeedada Safarka Odayaasha Nus-danbeedka Waddani oo ah Taageero dhaqaale iyo Ganacsadde Maxamed Aw Siciid....

    Suldaan Cade-gude iyo Caaqil Jambiir oo ku Go'doonsan Jabuuti iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Geelle oo ka Cudur-daartay inay La Kulmaan... Ujeedada Safarka Odayaasha Nus-danbeedka Waddani oo ah Taageero dhaqaale iyo Ganacsadde Maxamed Aw Siciid...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Cade-gude iyo Caaqil Jambiir oo ku Go'doonsan Jabuuti iyo Masuuliyiinta Xukuumadda Geelle oo ka Cudur-daartay inay La Kulmaan... Ujeedada Safarka Odayaasha Nus-danbeedka Waddani oo ah Taageero dhaqaale iyo Ganacsadde Maxamed Aw Siciid....
Jabuuti(Xogreeb.com)-Odayaasha nus-danbeedka u ah Xisbiga Waddani Suldaan Cade-gude iyo Caaqil Jambiir iyo Siyaasi Axmed Muumin Seed, ayaa mudo todobaad ah safar ujeeddo badan ah ku joogaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Odayaasha Nus-danbeedka Waddani iyo Siyaasi Axmed Muumin Seed, ayaa Jabuuti u joogaa 3 qodob sidaa ay sheegeen Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka ag dhow, xubnaha waftiga ah oo kala degen laba Huteel oo lagu kala Magacaabo, BEST  WESTERN PREMIER  HOTEL oo ay Degen yihiin Caaqil Jaambiir iyo Suldaan Cade-gude,  halka Siyaasi Axmed Muumin Seedna degen yahay, Alraxma Hotel.
ujeedada Safarkan Odayaasha, ayaa lagu sheegay inay Xukuumadda Jabuuti u doonteen taageero dhaqaale iyo sidoo kale in Xukuumadda Jabuuti taageerto. Sidoo kale,  waxa lagu sheegay Odayaasha nus-danbeedka Waddani ay doonayaan Xukuumadda Jabuuti ku amarto Ganacsade Maxamed Aw Siciid inuu taageero Xisbiga Waddani, isla markaana dhiso Musharax Cabdiraxmaan Cirro.
Odayaasha nus-danbeedka Xisbiga Waddani, oo hadda mudo todobaad ah ku sugan Jabuuti, ayaanay waxbaa uga suurogelin, iyagoo aan la kulmin cid masuuliyiin ah oo ka tirsan Xukuumadda Geelle, oo xidhiidhisa Madaxtooyadda Jabuuti, waxana Wararku sheegeen in masuuliyiin badan oo ay la xidhiidheen ka cudur-daarteen, isla markaana hungo ay kala kulmeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured