"Sua'aasha malyuun doolarka ahi waxay tahay LAASCAANOOD MIYAA LOO SOO GURMADAY MISE WAA LAGU SOO DUULAY, sidii uu sheegay Janaral Mahad Cambaashe?.". Siyaasi Cali Guray

0
Monday May 01, 2023 - 22:48:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Sua'aasha malyuun doolarka ahi waxay tahay LAASCAANOOD MIYAA LOO SOO GURMADAY MISE WAA LAGU SOO DUULAY, sidii uu sheegay Janaral Mahad Cambaashe?.". Siyaasi Cali Guray

    "Sua'aasha malyuun doolarka ahi waxay tahay LAASCAANOOD MIYAA LOO SOO GURMADAY MISE WAA LAGU SOO DUULAY, sidii uu sheegay Janaral Mahad Cambaashe?.". Siyaasi Cali Guray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sua'aasha malyuun doolarka ahi waxay tahay LAASCAANOOD MIYAA LOO SOO GURMADAY MISE WAA LAGU SOO DUULAY, sidii uu sheegay Janaral Mahad Cambaashe?.". Siyaasi Cali Guray
CAQLIGU HA SHAQEEYO
Dagaalkii uu iclaamiyay Ina Garaad Cali (Gala Dagaalka) ilaa hadda guul muxuu ka hayaa? Magaalada Laascaanood miyay mahadisay mise way eeday go’aankiisii GALA DAGAALKA?. 
Waxan filayaa in la gaadhay xiligii ay xisaabtami lahaayeen reer Laascaanood. Sua’aasha malyuun doolarka ahi waxay tahay LAASCAANOOD MIYAA LOO SOO GURMADAY MISE WAA LAGU SOO DUULAY, sidii uu sheegay Janaral Mahad Cambaashe?.
Sida aynu og nahay haday tahay dhimasho iyo dhaawac, burbur iyo barokac khasaarihii dagaalka 90% wuxu ku dhacay reer Laascaanood. Intee in le’eg ayay reer Laascaanood diyaar u yihiin in uu sii socdo khasaaraha ay ku keliyaysteen? Goorma ayaa la fili karaa in magaalada Laascaanood ay dib ugu soo noqon doonto xaaladeedii caadiga ahayd?



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured