Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Kamida ayaa Dhirbaaxo Uqabsaday Mid Kamida Ciidamada Qaranka Ee Hadh Iyo Habeenba Heeganka Ugu Jira Siday Dadka Iyo Dalkooda Udifaaci Lahaayeen.

0
Saturday March 11, 2023 - 20:34:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Kamida ayaa Dhirbaaxo Uqabsaday Mid Kamida Ciidamada Qaranka Ee Hadh Iyo Habeenba Heeganka Ugu Jira Siday Dadka Iyo Dalkooda Udifaaci Lahaayeen.

    Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Kamida ayaa Dhirbaaxo Uqabsaday Mid Kamida Ciidamada Qaranka Ee Hadh Iyo Habeenba Heeganka Ugu Jira Siday Dadka Iyo Dalkooda Udifaaci Lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Kamida ayaa Dhirbaaxo Uqabsaday Mid Kamida Ciidamada Qaranka Ee Hadh Iyo Habeenba Heeganka Ugu Jira Siday Dadka Iyo Dalkooda Udifaaci Lahaayeen.
Waa Xildhibaan Garanaya Waxa Uu Xaqa Uleeyahay Waxa Loogu Leeyahay Maaha Inuu Astaantii Dalka Oo Dirays Xidhan Runtii Sidan Ugu Qabsado Dhirbaaxo

Wakhtigii Dawladii Meltriga ahayd Ee Siyaad Bare ayaa Waxa Dhacay In Nin Kaptani Uu Kufay Kadibna Uu Ku Qoslay Nin Shiciba Oo Agmaraya 
Ninkii  Qoslay ayaa Inta Dheg Iyo Dhabanba Lagu dhuftay Jeelka Laga dhigay.
Markii Maxakamada Lageeyay ayaa Lawaydiiyay Waxa Uu Sameeyay.
Muwaadinkii ayaa Yidhi Waxba Maan Samayn 
Nin Kamida Kuwii Soo Xidhay ayaa Yidhi Ninkani Nin Derejada Captan Xidhan ayuu Ku Qoslaye Xaree Oo Ku Xukun Ku Qosle Kaptan Kufay.
Waxaan Uga Socdaa May dhacdeen Maanta In Qof Rayid ahi dhirbaaxi Lahaa Askarigaa.


Cabdiraxmaan Cige 
 Hargeisa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured