Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Taageeray Xabad-joojintii Xukumadda Somaliland ee Laascaanood "Somaaliland Waa Qaran ay ilaashanayaan dadkiisu".

0
Thursday March 09, 2023 - 21:55:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Taageeray Xabad-joojintii Xukumadda Somaliland ee Laascaanood "Somaaliland Waa Qaran ay ilaashanayaan dadkiisu".

    Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Taageeray Xabad-joojintii Xukumadda Somaliland ee Laascaanood "Somaaliland Waa Qaran ay ilaashanayaan dadkiisu".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Taageeray Xabad-joojintii Xukumadda Somaliland ee Laascaanood "Somaaliland Waa Qaran ay ilaashanayaan dadkiisu".
Sida aad la wada socotaan waxaa dhowrkii wiig ee la soo dhaafay dagaalo ka socdaa gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood.
Waxaad Og tihiin in Soomaaliland ay ku soo duuleen ciidamo beeleed deegaanka ka soo jeeda iyo maleeshiyaad hubeysan oo ah Argagaxisada Al-shabaab kuwaasoo gacan ka helaya Maamulaha Putland iyo ciidamo laga keenay federalka Soomaaliya.
Waxaad la socotaan in Jamhuuriyada Soomaaliland laga bilaabay bishii Dec./2022 diiwaangalintii doorashooyinka kuwaasoo loogu tala galay inay dalka ka dhacaan sanadkan 2023, iyo nabadgelyada iyo xasiloonida ka jirta wadanka ayaa la doonayaa in lagu carqaladeeyo Hanaanka geedi socodka ee ka jirta gebi ahaanba Soomaaliland.
Hadaba huwantan ku soo duushay wadanka waxaa la qorsheenayey mudadii 4ta sano ahayd ee xukuumadii Nabad iyo nolol ee gadhwadeenka ka ahaa Farmaajo.
Sidaa darteed ciidamada qaranku waxay mar walba u taagan yihiin difaaca xuduudaha iyo inuu qarankani noqdo mid taaba gala.
Waxaan mar walba u mahad naqayaa shacabka Reer Soomaaliland oo iyagu mar waliba taageero dhinac kasta la garab taagan ciidamada qaranka iyo dawladoodaba.
Wa Bilaahi Towfiiq.
Shucayb Cabdilahi Xuseen
Toronto Canada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured