Cali Xoorxoor Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland
Cali Xoorxoor Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegay Xilka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Hargeysa, (Xogreeb.com) - Wasiirka cusub ee wasaaradda shaqo galinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Cali Cumar Maxamed (xoorxoor) ayaa xilkii wasaaradda kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradaasi Mustafe Godane Cali Bile.
Munaasibadan labada masuul ay xilka kula kala wareegayeen oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin farabadan ayaa ugu horayn Wasiirkii hore ee wasaaradaasi waxa uu u mahadceliyey shaqaalihii ay soo wadashaqeeyeen labadii samo ee uu wasaarada joogay. "Waxaan u mahad celinayaa shaqaalihii mudada labada sano ah ila soo shaqeeyey" Wasiir Mustafe Godane Cali Bile. Leave a comment |
|