![]() Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Bogaadisay 5-ta Safaaradood Ee Ugu Waxqabadka Sareeyey Sanadka 2022-ka
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Bogaadisay 5-ta Safaaradood Ee Ugu Waxqabadka Sareeyey Sanadka 2022-ka Hargeysa, (Xogreeb.com) - Waaxda Arrimaha Siyaasada Ee Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland ayaa bogaadisay 5 Safaaradood oo Somaliland Ay ku leedahay dalalka Caalamka.
Shantan xafiis/Safaaradood ee Somaliland ee ugu sareeya ayaa kala ah USA, UK, Germany, Djibout iyo Ethiopia, waxaanay waaxda siyaasadu ku qiimaysay waxqabadka ay muujiyeen, sida lagu sheegay Warsaxaafadeedkan;- Leave a comment |
|
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Bogaadisay 5-ta Safaaradood Ee Ugu Waxqabadka Sareeyey Sanadka 2022-ka
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Bogaadisay 5-ta Safaaradood Ee Ugu Waxqabadka Sareeyey Sanadka 2022-ka