England Oo 3 Gool Iyo Waxba Ku Dubatay Senegal

0
Sunday December 04, 2022 - 23:59:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    England Oo 3 Gool Iyo Waxba Ku Dubatay Senegal

    England Oo 3 Gool Iyo Waxba Ku Dubatay Senegal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

England Oo 3 Gool Iyo Waxba Ku Dubatay Senegal Doxa,  (Xogreeb.com) - Ciyaar kulul oo ay caawa iskaga horyimaadeen Xulalka kubadda cagta ee England iyo Senegal ayaa xulka England waxa ay guushu ku raacday 3 gool iyo waxba ay ku caraabiyeen Senegal.
Ciyaartan ayaa ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Al Bayt Stadium oo ka mid ah garoomada uu ka socdo tartanka koobka aduunka ee dalka Qatar 2022
Laacibka xulka England ee J.Henderson ayaa goolkii koowaad u dhaliyey Ingiriisa Daqiiqadii 38aad ee ciyaarta.

Halka goolkii labaad ee ciyaarta uu ku hubsaday shabaqa Senegal ciyaaryahanka H.Kane daqiiqadii 45+3.
Halka goolkii sadexaad uu B.Saka uu kaga naxsaday Senegal daqiiqadii 57aad.
Xulka dalka Senegal oo qaarada Afrika ay quudaraynaysay inuu wareegan labaad ee 16ka uu ka gudbo balsr nasiibadro la soo daristay uu sidaasi ugaga hadhay koobka aduunka ee lagu qabtay dalka Qatar.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured