Maareeyaha Dekedaha Somaland Oo Tiro Buuga Hortay Jire Ah Ugu Deeqay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Berbera Iyo Rugta Akhriska Ee Degmada Sheekh.

0
Monday November 28, 2022 - 19:51:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaland Oo Tiro Buuga Hortay Jire Ah Ugu Deeqay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Berbera Iyo Rugta Akhriska Ee Degmada Sheekh.

    Maareeyaha Dekedaha Somaland Oo Tiro Buuga Hortay Jire Ah Ugu Deeqay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Berbera Iyo Rugta Akhriska Ee Degmada Sheekh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaland Oo Tiro Buuga Hortay Jire Ah Ugu Deeqay Qaar Ka Mida Dhalinyarada Berbera Iyo Rugta Akhriska Ee Degmada Sheekh. Berbera, (Xogreeb.com) - Qaar Ka Mida Dhalinyarta magaalada Berbera ayaa Ka Mahad Celiyey Deeq Buugaag ah oo Maareeyaha guud ee Dekedaha Jamhuuriyada Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi ugu Deeqay Bulshadii Kasoo Qayb gashay Bandhiga Buuga Hortey Jire Oo Berbera Lagu Qabtey.
Maareeye Siciid Xassan ayaa Ka mid ahaa Masuuliyintii munaasibada bandhiga Buuga Hortay Jire ka soo qaybgashay, kaas oo tiro buugaag ah ugu Deeqay Bulshada Berbera Iyo Rugta Akhriska Ee Degmada Sheekh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured