Degdeg: Ciidanka Booliska JSL Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Dil Ka Dhacay Hargeysa

0
Sunday November 27, 2022 - 01:14:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degdeg: Ciidanka Booliska JSL Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Dil Ka Dhacay Hargeysa

    Degdeg: Ciidanka Booliska JSL Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Dil Ka Dhacay Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degdeg: Ciidanka Booliska JSL Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Ku Eedaysan Dil Ka Dhacay Hargeysa
Hargeysa (Xogreeb.com) - Ciidanka Booliska JSL  ayaa Caawa gacanta ku soo dhigay Eedaysane ifsa Axmed Shariif oo ku Eedaysan ina uu dilay  Marxuum Aamiin Siciid Sidiiq 22 jir.

Eedaysanahan oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Marxuumka Feedh jilib uu ku dhuftay, Dilkan ayaa ka dhacay Huteel Guuleed Ee Magaalada Hargeisa hortiisa.

Ciidanka Booliska ayaa markii lagu soo war galiyey Dhacdada Dilkaasi ka Hawlgalay waxayna Saacado Gudahood ku soo qabteen Eedaysanaha Oo goobtii uu dilka ka gaystay ka baxsaday.


Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta  oo isku day amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.

Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood  ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan. 

Alle Mahad leh 
Xafiiska Warbaahinta 
Ciidanka Booliska JSL.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured