Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Soo Dhaweyn Balaadhan kala Kulmay Safiirka Jabuuti iyo Xarumo Diblumaasiyadeed oo u Booqday.

0
Tuesday November 22, 2022 - 22:49:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Soo Dhaweyn Balaadhan kala Kulmay Safiirka Jabuuti iyo Xarumo Diblumaasiyadeed oo u Booqday.

    Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Soo Dhaweyn Balaadhan kala Kulmay Safiirka Jabuuti iyo Xarumo Diblumaasiyadeed oo u Booqday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Soo Dhaweyn Balaadhan kala Kulmay Safiirka Jabuuti iyo Xarumo Diblumaasiyadeed oo u Booqday.
Jabuuti, (Xogreeb.com) - Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed Cabdikariin, ayaa dalkaas kusoo dhoweeyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha dibada Jamhuuriyada Somaliland Md Siciid Axmed oo Maanta booqasho rasmiya ku tagay Dalka Jabuuti, isla Markaana booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Somaliland ee Jabuuti.
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah, ayaa booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda arrimaha dibada ee dalka Jabuuti, halkaasoo ay kala kulmeen soo dhoweeyn caalamiya, halkaasoo uu Safiirku isku baray madaxda Wasaaradaas.
geesta kale, waxa uu Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Md Siciid Axmed Cabdikariin iyo safiirku booqdeen xarunta guud ee lagu tabobaro Diblumaasiyada iyo Xidhiidhka caalamiga ah. Waxanay halkaas labada masuul kula kulmeen Agaasimaha guud ee Maxad-ka Diblumaasiyadda IGAAD,  dalka Jamhuuriyada Jabuuti ku taala.
Booqashadan, ayaa waxa soo qaban-qaabiyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured