Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Xusayo Maalinta Caruurta Adduunka Oo Jabuuti Lagu Qabtay

0
Sunday November 20, 2022 - 22:26:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Xusayo Maalinta Caruurta Adduunka Oo Jabuuti Lagu Qabtay

    Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Xusayo Maalinta Caruurta Adduunka Oo Jabuuti Lagu Qabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Xusayo Maalinta Caruurta Adduunka Oo Jabuuti Lagu Qabtay Jabuuti, (Xogreeb.com) - Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa maalinta Caruurta Aduunka ee 20ka bisha November laga xuso caalamka sanad kasta waxa uu kaga qaybgalay dalka Jabuuti.
Munaasibad balaadhan oo ay ka soo qaybagleen masuuliyiinta dalka Jabuuti oo uu horkacayey Raysal Wasaaraha Jabuuti ayaa lagu soo casuumay safiirada caalamka u fadhiya Jabuuti oo Somaliland ka mid tahay, waxa lagu soo bandhigay munaasibada majaajilooyin ka turjumaya daryeelka Caruurta.

Sidoo safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Ambassador Cabdifataax ayaa abaalmarino iyo hadyado gudoonsiiyey qaar ka mid ah caruurta dalka Jabuuti, waxaanu intii munaasibadu socotay kulamo isbarasho ah uu la yeeshay safiirada caalamka ee kusan dalka Jabuuti. 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured