Ethiopia Oo Bilawday Inay Dalalka Jaarka La Ah U Iibgayso Laydhka Biyo-xidheenka Wabiga-Nile Ay Ka Dhalisay

0
Saturday November 19, 2022 - 01:23:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1297
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia Oo Bilawday Inay Dalalka Jaarka La Ah U Iibgayso Laydhka Biyo-xidheenka Wabiga-Nile Ay Ka Dhalisay

    Ethiopia Oo Bilawday Inay Dalalka Jaarka La Ah U Iibgayso Laydhka Biyo-xidheenka Wabiga-Nile Ay Ka Dhalisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ethiopia Oo Bilawday Inay Dalalka Jaarka La Ah U Iibgayso Laydhka Biyo-xidheenka Wabiga-Nile Ay Ka Dhalisay Addis Ababa, (Xogreeb.com) – Ethiopia ayaa sheegtay inay bilawday inay u dhoofiso laydhka ama korontada dalka Kenya oo ay wada galeen heshiis 25 sano ah.
Talaabadan ayaabtimid kadib markii Ethiopia horaantii sanadkan ay ku dhawaaqday inay ka bilawday Laydh mashruuca biyo- xidheenka muranka dhaliyey ee wabiga Nile.
Ethiopian Electric Power (EEP) ayaa sheegtay in isku xidhika laydhka ee labada dal oo $500 million oo dollar ah uu awood uu yeelanayo inuu bixiyo 2,000 megawatts oo qiimihiisu sanadkii noqon doono $100 million.
Ethiopia ayaa hore korontada uga iibisa dalalka Sudan iy Djibouti, waxaanay heshiis isfaham la saxeexatay dalalka South Sudan, Tanzania iy Somaliland, sida ay sheegtay hay’adda korontada Ethiopia ee EEP.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured