Ururada Siyaasada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Sheegayna In Doorashada Ururadu Soo Horaynayso

0
Tuesday November 15, 2022 - 15:39:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururada Siyaasada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Sheegayna In Doorashada Ururadu Soo Horaynayso

    Ururada Siyaasada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Sheegayna In Doorashada Ururadu Soo Horaynayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururada Siyaasada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan, Sheegayna In Doorashada Ururadu Soo Horaynayso

Hargeysa, (Xogreeb.com) - Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa ka hadlay xaalada Somaliland ee ku saabsan muranka doorashada dalka, waxaanay si cad u sheegeen in doorashada u soo horaysaa ay tahay doorashada Ururada.

Sagaalkan Urur siyaasadeed oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa intaasi ku daray in habka kaliya ee lagu iman karo hoggaaminta dalkan ay tahay hab doorasho oo aanay cidina iska sheegan karin Madaxweyne.

Sidoo kale ururadu waxay hoosta ka xariiqeen in saddexda xisbi iyo 9ka urur siyaasadeed inay isku xuquuq yihiin markabla gaadho 26ka bisha 12aad ee sanadkan oo liisanku uu ka dhacayo saddexda xisbi qaran.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured