Madaxweynaha Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno

0
Tuesday November 08, 2022 - 15:22:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno

    Madaxweynaha Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kulan kula Qaatay Afar iyo Toban Safiir Iyo Ku Xigeeno
Hargeysa, Xogreeb.com) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 08/11/2022 waxa uu habka maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) kulan kulayeeshay Safiiro iyo ku xigeeno ay wehelinayaan diblamaasiyiin oo kala ah, EU - Ambassador Tiina Intelmann, Belgium - Ambassador Peter Maddens, Denmark -  Ambassador Steen Sonne Andersen, Finland -  Ambassador Pirkka Tapiola, France – Ambassador Arnaud Suquet, Ireland -  Ambassador Fionnuala Quinlan, Italy – Ambassador Alberto Vecchi, Norway - Ambassador Gunnar Holm and chargé d’affaires Haakon Svane, Sweden - Ambassador Per Lindgärde, Germany – Sascha Kienzle, Deputy Ambassador, Netherlands – Deputy Ambassador Laurie Visser, US - Anthony Diaz, Deputy Chief of Mission (Acting), UK – Lizzie Walker, Head of British Office Hargeisa iyo Canada – Robert Bunbury, First Secretary. Waxaana kulankaasi lagu lafo-guray, hawlaha gargaarka binu-aadannimo, dar-dargelinta iyo xoojinta mashaariicda ay hore uga wadeen Jamhuuriyadda Somaliland iyo arrimaha doorashooyinka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured