Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiiska Dhismaha Wado 300KM Oo Isku Xidhi Doonta Lawyacado Ilaa Boorama

0
Monday November 07, 2022 - 23:53:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiiska Dhismaha Wado 300KM Oo Isku Xidhi Doonta Lawyacado Ilaa Boorama

    Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiiska Dhismaha Wado 300KM Oo Isku Xidhi Doonta Lawyacado Ilaa Boorama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiiska Dhismaha Wado 300KM Oo Isku Xidhi Doonta Lawyacado Ilaa Boorama Jabùuti, (Xogreeb.com)- Kulan balaadhan oo laga hadlay dhimaha waddo 300km oo isku xidhi doonta Lawyacado ilaa Boorama oo uu maalgalinayo Bangiga Horumarinta Afrika ayaa waxa ka soo qaybgalay wufuud ka socota labada dal ee Somaliland Iyo Jabuuti.
Shirkan labada dawladood ayaa waxa uu ka dhacay xarunta Wasaarada Maaliyada Jabuuti, kaas oo ay ka soo qaybgaleen ilaa 4 wasiir oo dalka Jabuuti ah iyo Masuuliyiin ka tirsan bangiga Horumarinta Afrika.

Dhinaca Somaliland waxa kulankan uga qaybgalay weftibuu hoggaaminayey Wasiirka Gaadiidka, Agaasimaha hay'adda Horumarinta Jidadka iyo Safiirka Somaliland ee dalka Jabuuti.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured