Laba Qarax Oo Khasaare Badan Ka Dhashay Oo Ruxay Muqdisho

0
Saturday October 29, 2022 - 17:44:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Qarax Oo Khasaare Badan Ka Dhashay Oo Ruxay Muqdisho

    Laba Qarax Oo Khasaare Badan Ka Dhashay Oo Ruxay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laba Qarax Oo Khasaare Badan Ka Dhashay Oo Ruxay Muqdisho

Muqdisho, (Xogreeb.com) – Laba qarax oo xoogbadan ayaa ka dhacay Isgoyska KM5 ama Soobe ee magaalada Muqdisho.

Qaraxyadan oo loo adeegsaday baabuur ayaa lala beegsaday Wasaarada Waxbarashada, sida ay ku waramayaan warbaahinta maxaliga ah ee Somalia.

Ciidamada Booliska ayaa xaqiijinaya inuu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh, bale aanay ilaa iyo hada haynin tiro rasmi ah, maadaama oo labada qarax ay ka dhaceen isgoys mashquul badan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured